Categories
Siyaasa - politics

Warbaahinta Kenya iyo dagaalka badda Soomaaliya

Amin arts oo wali ku jira dagaalka warbaahinta uu kula jiro Kenya. sida la og yahay Kenya dan weyn ayay ka leedahay burburka dalkeena. maanta labada dowlad oo kala ah Kenya iyo Itoobiya waa cadow daran. ma rabaan soomaali inay toosto maxaayeelay dhulal badan ayay ka haystaan. marka dan ugama jirto heshiiska Soomaali. sawirka amin […]

Categories
Caafimaadka Health News

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay Vimto oo ah cabitaanka ugu badan oo ay dadka adeegsadaan bisha Ramadaan gaar ahaan dowladaha khaliijka. Vimto waxaa sameysay shirkad ingiriis ah 100 sano kahor, waxaana la sameeyay markii ugu horreysay sanadka markuu ahaa 1908 . Waxaa la sheegay wax ka badan 25 milyan dhalo in laga gato shirkadda […]

Categories
Siyaasa - politics

Labo siyaasi oo Kenya ugaarsatay by amin arts

Amin arts oo soo sawiray Kenya inay gacanta ku dhigtay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha soomaaliya, qaarna ay wali  qabanin oo aan makaalinta usoo galin. sawirkan runtii waa sawir meel fog tilmaamaya. Kenya waxay usoo qabanaysaa madaxda soomaaliyeed sida loo soo qabto kalluunka oo kale. kenya waa dowlad damac weyn ka leh dhulka soomaaliya. makaalinta […]

Categories
News

Ilhan Omar maxay u taageertay khaniisnimada

Ilhan Omar maxay u taageertay khaniisnimada Khaniisnimada samanka waxay noqotay reer galbeedka arrin ay xoogga saarayaan. waxaad arkaysaa magaca xoriyadda inay u adeegsanayaan nin inuu nin kale fuulo ama naag inay naag kale ku raaxaysato. casrigan kahor falalkan adduunka oo dhan wuxuu u arki jiray wax xun oo liita. qaanuunka y gaalada sameysteen xitaa uma […]

Categories
News Sawirada

Gabadhii gorgorka dafay dhacdo dhab ah

Gabadhii gorgorka dafay qiso dhab ah Sanadka markuu ahaa 1932 ayaa gorgor dafay gabar yar oo seddex jir ah. gabadha waxay ku cayaareysay bannaanka markuu qaadayay gorgorka. waxayna ahayd meesha tuulo ka mid ah tuulooyinka magaalo ku taalla dalka Norway. waxaa la sheegay 200 qof oo deganaa magaalada laga dafay gabadha ayaa ka daba baxay […]

Categories
Bulsho Society Caafimaadka Health

Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa

Bikro waa maxay toliinka fircooniga ma bikaaro baa Soomaalida dhaqan ayay leeyihiin oo qaab kale ah, dhaqankaas dalalka qaarkooda ayaa la wadaago waa gudniinka fircooniga. Gabadhaha si xun inta loo gudo ayaa la tolayaa waxaa la xirayaa duleelka cambarka oo dhan wax yar ay ka kaadiso ama dhiigga caadada kasoo baxayo ayaa loo furayaa, waxay […]

Categories
News Sawirada

Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray

Laacibka Paul pogba oo Kacbada isku sawiray Laacibka Paul pogba muxuu yiri markuu Xaramka tagay Paul pogba wuxuu ka mid yahay cayaartoyda ugu caansan dunida kubadda cagta wuxuu u cayaaraa asal ahaan dalkiisa oo ah dalka uu baasaboorka ka haysto oo ah France , laakin wuxuu kasoo jeedaa Africa Paul pogba wuxuu u tagay Makka […]