Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan Sawirkan oo ku faafay baraha bulshada, waa kacbada oo aan qof ag joogin, taasna waxaa sabab u ah cudurka caalamka ku faafay. Waa sawir murug gelinaya qalbiyada muslimiinta. Dowladda sacuudiga ayaa joojisay cumrada iyo guud ahaan in la dawaafo kacbada, ayadoo sheegtay inay ka hortageyso cudurka Corona […]
