Amin arts oo Kenya meel saaray

Kenya waa dowlad aan rabin soomaali inay toosto. sidaas awgeed waxay adeegsataa jaajuusyada dalka madaxda ka ah. kuwan haddii ay caqli lahaan lahaayeen waxay noqon lahayd soomaali meel toosan. laakin madaxda dalka oo dhan waa dad shaqaale ah. waxay u shaqeeyaan cadowga marka waxaad ogaanaysaa in dalkeena uusan tooseynin haddaan layska qabanin kuwan
Labo siyaasi oo Kenya ugaarsatay by amin arts

Amin arts oo soo sawiray Kenya inay gacanta ku dhigtay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha soomaaliya, qaarna ay wali qabanin oo aan makaalinta usoo galin. sawirkan runtii waa sawir meel fog tilmaamaya. Kenya waxay usoo qabanaysaa madaxda soomaaliyeed sida loo soo qabto kalluunka oo kale. kenya waa dowlad damac weyn ka leh dhulka soomaaliya. makaalinta […]
Jawaari iyo Madoobe Aminarts eeg siduu yeelay

Jawaari iyo Madoobe Aminarts eeg siduu yeelay Axmed Madoobe iyo Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo sawirka kulul ee aminarts. Sida la og yahay amin arts wuxuu ka mid yahay dadka ku shuqlan siyaasadda dalka soomaaliya. Amin arts wuxuu ku nool yahay qurbaha gaar ahaan dalka Canada. hasee ahaatee wuxuu aad u taageersan yahay dowladda. sawirkan […]
Sawirka Aminarts iyo damaca Kenya ee badda Soomaali

Aminarts iyo Kenya mar kale, Kenya ayaa la sheegay inay rabto badda soomaaliyeed inay la wareegto. laakin Kenya arrintaas yaa ugu kaalmeynaya. sawirka aminarts ayaa jawaab ka bixinaya. amin arts oo sawiray Axmed Madoobe iyo jawaari oo fooraarsan. nin kenyan oo korka ka saaran oo laalaya badda soomaaliyeed. maskaxdoodana waxaa ku jirto doolar iyo kursi […]
Riwaayaddii Qaran iyo qabiil

Wali waxaa isku dheggan amin arts iyo dadka uu u arko inay raban dumista qaran soomaaliyeed. amin arts wuxuu u arkaa Farmaajo inuu yahay qofka dhisaya qaranka dadkaanna inay yihiin kuwa duminaya. tolow amin arts ma wuxuu arkayaa wax annaga aynaan arkin? Farmaajo iyo Khayre miyay ku fashilmeen xukunka soomaaliya?. Sawirkan waxaa ka muuqda Shariif […]
