Ilhan Omar maxay u taageertay khaniisnimada

Khaniisnimada samanka waxay noqotay reer galbeedka arrin ay xoogga saarayaan.

waxaad arkaysaa magaca xoriyadda inay u adeegsanayaan nin inuu nin kale fuulo ama naag inay naag kale ku raaxaysato.

casrigan kahor falalkan adduunka oo dhan wuxuu u arki jiray wax xun oo liita.

qaanuunka y gaalada sameysteen xitaa uma oggolaan jirin waagii hore inay is guursadaan labo nin ama labo naag.

Ilhan Omar maxay u taageertay khaniisnimada
Ilhan Omar maxay u taageertay khaniisnimada

maxaayeelay arrintaas waxay khilaafsan tahay fidrada aadanaha xitaa xayawaanka.

ma arkaysid xayawaan lab ah oo fuulaya xayawaan kale lab ah sidoo kale xayawaan dheddig ah oo fuulaya xayawaan kale dheddig ah.

waxaa ugu horreeyay dadka bilaabay falkan nin inuu nin kale fuulo waa qoom luud, Ilaahay wuxuu usoo diray nabi Luud oo aad uga digay falka ay sameynayeen oo ahaa rag inay dabada ka fuulaan naagaha ay ka tagaan.

qoom luud way diideen farriintii nabiga Ilaahay usoo diray way madax taageen waxayna doorteen falka galmada raga.

Ilaahay wuxuu marsiiyay cadaab aad u daran marka ay diideen dhagax ayuu ku baabi’iyay dhamaantooda, wuxuuna badbaadiyay Nabi luud (CS) iyo dadka isaga rummeeyay.

Diinta islaamka waxay ku tirisay u tagidda raga inay ka mid tahay dambiyada ugu waaweyn xitaa sinada ayuu ka daran yahay dambiga raga in futada laga fuulo.

marka qofka markuu falkan sameeyo isagoo aaminsan inuu xaaran yahay wuxuu ku dhacay  dambi aad u weyn waa inuu ka towbad keenaa falkan foosha xun.

laakin qofka marka uu yahay qof falkan sharciyaynaya oo u dagaallamaya ma aha qof dambigan galaya kaliya waa qof Ilaahay ka hor yimid oo aan u qirsanayn ilaahaynimada.

maxaayeelay Ilaahay ayaa reebay falka qoom luud in la sameeyo, qofka amarkaas diido muxuu ka sheeganayaa islaamnimada.

marka wadaadada soomaaliyeed oo codkooda gaarsiin kara Ilahaan Omar waa inay u sheegaan falkan ay sameysay inuu halis yahay, haddii aysan aqoon u lahayn haloo sheego, haddii ay og tahay  ciribta falkan halis ayay kaga jirtaa caqiidadeeda islaamnimada.

sida ay u eg tahay waxay isleedahay kusoo jiido codka khaniisyaasha doorashada soo socota.

qofka cod ku raadsanaya waxyaalaha qaarkooda aan lagu dhawaaqi karin ama la sameyn karin codkaas muxuu uga tarayaa maalinta aakhiro.

maxaa u geeyay dowlad kale oo tiri sharciga islaamka ayaan ku dabaqaynaa raga la fuulo iyo kuwa wax fuulo, yaa u dirsaday arrintaas,

waxaas waso aragtay sida qofka uu wax badan ugu khasaaro mararka qaarkooda, nimanka iyo naagaha aduunka ku nool yaa raalligalin karo.

waxaa yaab leh iyadoo muslinimo sheeganaysa inay arrintaas ku dhaqaaqdo.

codadka khaniisiinta maxay tarayaan, haddii aysan khaniis taageerin ma heli karto miyaa waxa ay rabto, ma adduunka kahniis kaliya ayaa ku nool

warkan BBC Somali ayaad ka heli kartaa halkaan ka gal

Qofka markuu dhib galo kaliya cibaadada ku dadaalo

Homosexuality has become a taboo subject in the West.

You see the sign that it is a sign for a man to ride another man or a woman to enjoy another woman.

Kahorn used to see all these acts of attention as something bad and weak.

The laws that the pagans made did not even allow two men or two women to marry in the past.

Why is this contrary to the nature of humans and even animals.

You don’t see a male animal riding another male animal, nor a female animal riding another female animal.

The first people to start this act of a man riding another man were the people of Lot, God sent Prophet Lot and warned them about what they were doing, which was men riding the buttocks of women they left behind.

The people of Lot rejected the message of the prophet God sent to them, they stood up and chose the act of sexual intercourse with men.

God punished them with a severe punishment when they refused and destroyed them all with stones, and He saved Prophet Lot (CS) and those who believed in him.

Islam considers going to men to be one of the greatest sins, even worse than adultery, the sin of men riding the anus.

When a person commits this act believing that it is forbidden, he has committed a great sin and must repent of this heinous act.

But when a person is a person who legalizes this act and fights for it, he is not a person who commits this crime, he is only a person who has opposed God and does not acknowledge His divinity.

Why did God forbid the act of a people to be committed, what does a person who rejects that command claim to be Islamic?

So Somali clerics who can reach out to Ilahaan Omar should tell her that the act she has committed is dangerous, if she does not have knowledge, let her tell her, if she knows the consequences of this act, she is in danger of her Islamic faith.

It seems like she thinks she is trying to attract the votes of gays in the upcoming election.

A person who seeks votes for things that cannot be said or done, what good will that vote do them in the afterlife.

Why did another government say that we will apply Islamic law to gay men and gay women, who sent them to do that,

She has seen how a person loses a lot sometimes, who can apologize to men and women living in the world.

It is strange that she claims to be Muslim and does that.

What good are gay votes, if she does not support gays, can she get what she wants, is there only gays in the world

Leave a Reply