Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Dhawr su'aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga Su’aasha: A S C, marka hore wan idin salaamay darur.com kadib maanta wxn hayista dhawur su’aal o kusaabsan gabdhaha fircooniga 1, gabadh walbo loo guday fircooniga marka la guursado habeenka ugu horeya ninka marku geedkisa ku riixo siilka la tolay galiyo qasab gabadha ma inu dhiig ka yimaada? 2, […]

Xaas baan qabaa ma kacsato waa ii diidaa sariirta

Xaas baan qabaa ma kacsato waa ii diidaa sariirta

Su’aasha: Waxaa qabaa xaas dhibteedu fircooni waa isma daryeesho hadaa u baahdo ima siiso caruur bay ii haysaa baryo ayaa uga dhalay haday uur qaadana ima siiso hadaa cunaqabateeyo iima baahato xataa sanado in aanu wadahal ayaa laga yaabaa mana ahi qof ku liita sariirta maxaa looga maarmi karaa dhaqaale mid labaadna mahaye ? Jawaabta: […]

Gudniinka fircooniga dambi miyaa sidee loo gudaa gabdhaha

Gudniinka fircooniga dambi miyaa sidee loo gudaa gabdhaha

Gudniinka fircooniga dambi miyaa sidee loo gudaa gabdhaha Su’aasha: scw walaal waxan maqlay gudniinka fircooniga in lagasoo gaaray fircoon arintaas maaa ka jiro haddii sidas ay tahay gudniinkaas dambi miyaa mise wax dhib ma laha? Jawaabta: Gudniinka fircooniga waa in laga gooyo gabadha kintirka iyo labada faruurood kuwa waaweyn iyo kuwa yaryarba markaas aayaa la […]

Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta

Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta

Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta Su’aasha:  (aroos cusub) scw walalayal aniga waxan jiraa 28 sano mar dhow ayaa lay guursaday dareen dhan ma lihi fircooni ayaa lay guday meesha waa ciriri daran waxba ma galayan xataa ninkayga markuu i istiimiyo ma dareemo wax raaxo ah maxaan sameyaa maxaa […]

Maxa sabab u ah gabadha fircooniga la bikrajabiyay in farjigeeda is xiro

Maxa sabab u ah gabadha fircooniga la bikrajabiyay in farjigeeda is xiro

Su’aasha: A S C, Su’aashan qabo waxa weeyi gabadh fircooni ah ninku marku geedkisa ku bikir jabiyo kadib ila muda badan ninku marku gabadha inu waso doonayo siilkeegu wuxu ku noq’da sidi maalinti ugu horeyisay iyado tol’need u geed kisa inu galiyo dhib ku ahaa o kale marka inu siilkeegu is’xidho maxa sabab u ah […]

Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga

Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga

Raga qaar maxaa loogu soo furaa bigrada fircooniga Su’aasha: dad badan ayaa xaaskoda aan bigrajabin karin waxa la shega gabdhaha fircooniga qaar in isbitaal la geeyo si loosoo furo, su’ashu waxay tahay raga qaar ma awodan miyaa inay bigrajbiyan gabar firconi u gudan maxase ka dhigya ninka inu xaska bigrajabin wayo ma la dhihi kara […]

Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay

Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay

Gabadha fircooniga maxa lagu garan kara inay galmada ku cusub tahay Su’aasha: A S C wll su’aashayidu waxa weeyan nin u galmooday gabadh fircooniya hadu gabadha waxyaalahan u ka ar’ko 1, gabadhu haday ka baqi wayido ninka u galmoonaya ama ka xishoon wayido? 2, ninku hadu geedkiisa si yaro fudud gabadha u galiyo? 3, ninku […]