Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay
Vimto oo ah cabitaanka ugu badan oo ay dadka adeegsadaan bisha Ramadaan gaar ahaan dowladaha khaliijka.
Vimto waxaa sameysay shirkad ingiriis ah 100 sano kahor, waxaana la sameeyay markii ugu horreysay sanadka markuu ahaa 1908 .
Waxaa la sheegay wax ka badan 25 milyan dhalo in laga gato shirkadda vimtada bisha Ramdaan keliya.
wuxuu watay cabitaanka marka uu bilaabanayay magaca Vim Tonic, kaddib waxaa loo baddalay Vimto.

Cabitaanka Vimtada wuxuu soo gaaray dowladaha khaliijka sanadka1927, waxaa warshad looga furay Dammaam ee dalka Sacuudiga todobaatameeyadii.
warshaddaas waxay soo saartaa sannadkii 20 milyan dhalo oo vimto ah.
waxaa la sheegay sharaabkan markii hore inuu ahaa cabitaan daawo ah oo qofka firfircooni siiya, si khamriga oo kale. wuxuuna ka sameysan yahay furuut kala duwan iyo karootada madow oo midabka siisay.
dad abdan ayaa mooda inuu yahay daawo cabitaanka vimtada, vimto waxayla mid tahay cabbitaannada kale.

laakin gadaal dambe waxaa laga dhigay cabitaan caadi oo aan wadanin aalkulo.
vimtada waxay wadataa sokor badan oo u keeni karta qofka badsado cudurka macaanka.
sidoo kale waxyaalaha midabka siiyay jirka aadanaha uma roona caafimaad ahaan.
Cabitaanka daasada iyo kan dabiiciga yaa fiican
Vimto is the most popular drink during Ramadan, especially in the Gulf states.
Vimto was created by a British company 100 years ago, and was first made in 1908.
It is said that more than 25 million bottles were sold by the Vimto company during Ramadan alone.
The drink was originally called Vim Tonic, but it was later changed to Vimto.
Vimto reached the Gulf states in 1927, and a factory was opened in Dammam, Saudi Arabia in the 1970s.
The factory produces 20 million bottles of Vimto annually.
It was originally said that this drink was a medicinal drink that gave people energy, like wine. It is made from various fruits and black carrots that give it color.
Many people think that Vimto is a medicine, Vimto is like other drinks.
But later it was made into a normal drink without alcohol.
The wine contains a lot of sugar which can make a person more prone to diabetes.
Also, the things that give color to the human body are not good for health.
