Maxamed Salaax markuu yaraa sawir hore Maxamed Salaax waa laacib oo hadda caan ah. wuxuu kasoo jeedaa dalka Masar wuxuu hadda u cayaaraa kooxda Liverpool ee dalka UK. sawirka halkan idin ka muuqda waa sawir hore markuu Maxamed Salaax uu barbaranayay sida loo cayaaro kubbadda. Waxaa la sheegay dhowr koox ayaa soo diidday dalka Masar […]
