Damul jadiid waa urur noocee ah

Damul jadiid waa urur noocee ah Su’aasha: Sxb sidaan hadalkaaga ka dareemay waxaad ka mid tahay damul jadiid oo hada uu katirsanyahay Madaxweyne Xasan shiiq waxaana marwalba aflagaadeysaa madaxweynihii hore farmaajo marka waxaa macluumaad iga siisaa ururka damul jadiid maxayihiin si faah faahsan iiga war bixi Jawaabta: Ninyahow ma garanayo dam aljadiid waxay yihiin ilaa […]
Kiiska badda soomaali iyo Amin arts

Kiiska badda soomaali iyo Amin arts Amin arts oo soo sawiray sawir tilmaamaya xaalka ka jira siyaasadda dalka soomaaliya. Taas oo ah kiiska badda soomaaliya oo ay dacwad kaga dhexayso Kenya iyo Soomaaliya. wuxuu soo sawiray siyaasiyiinta soomaaliyeedm oo Kenya taageersan oo raba inay iyada ku guulaysato qadiyadda badda. Waxay la safan yihiin dowladda Kenya […]
Waa kuma Amin arts ama Amin Amer

Waa kuma Amin arts ama Amin Amer Amin Amir is a famous Somali painter who draws arts about Somali politics and sometimes draws on world politics أمين عامر رسام صومالي مشهور، يرسم رسومات تتعلق بالسياسة الصومالية وأحيانا يرسم عن السياسة العالمية Amin Amir waa farshaxanle soomaaliyeed oo caan ah oo ku nool dalka Canada, […]
Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay

Amin arts corona virus sawir cajiib ka sameeyay Farshaxanlaha soomaaliyeed caanka ah ayaa ka sameeyay cudurka caalamka oo dhan ku faafay oo loo yaqaano corona virus covid 19. cudurkaas oo dadka ku xabisay guryaha wuxuu sawiray asoo bannaanka jooga oo u hanjabaya dadka oo ku leh car banaanka is keen. sida la og yahay cudurka […]
Shakhsiga soomaaliyeed ee ugu saameynta badan 2019-ka

Shakhsiga soomaaliyeed ee ugu saameynta badan 2019-ka Prof. Dalxa ayaa loo doortay inuu noqdo shkhsiga soomaaliyeed oo ugu saameynta badan bulshada soomaaliyeed sanadka 2019-ka Fadlan ra’yigaaga halkan kusoo qor si aan u ogaano waxaad ka aaminsan tahay arrinkan Gabar soomaaliyeed oo dishay nin masaari kufsan rabay The most influential Somali person of 2019 Prof. Dalxa […]
Sh Shariif oo dagaal qaadi raba

Sh Shariif oo ugu gooddiyay dowladda Sooomaaliya inuu dagaal ku qaadi doona. sheekada waxay socotaa mar kale qabyaalad. amin arts oo sawirkan ku caddeeyay shariif inuu yahay kooxaha dalka raba inay dumiyaan. Hadalka shariifka dad badan ayaa la yaabay qaabka uu rabo inuu dalka u dumiyo. Sheekada aad bay u culus tahay carabta shaqo culus […]
Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland

Amin arts oo sawiray Deni oo aasi raba Puntland Amin arts iyo Deni mar kale. wuxuu soo sawiray Amin arts Deni oo aasi raba dastuurka Puntland oo dhan. Waxaa meesha ka muuqata inuu fulinayo dano kale oo aan dn ugu jirin maamulka Puntland. Amin arts maalmahaan wuxuu saaran Yahay Saciid Deni wuxuu ka sameeyay sawiro […]
