Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga Su’aasha: A S C, marka hore wan idin salaamay darur.com kadib maanta wxn hayista dhawur su’aal o kusaabsan gabdhaha fircooniga 1, gabadh walbo loo guday fircooniga marka la guursado habeenka ugu horeya ninka marku geedkisa ku riixo siilka la tolay galiyo qasab gabadha ma inu dhiig ka yimaada? 2, […]
Gudniinka fircooniga dambi miyaa sidee loo gudaa gabdhaha

Gudniinka fircooniga dambi miyaa sidee loo gudaa gabdhaha Su’aasha: scw walaal waxan maqlay gudniinka fircooniga in lagasoo gaaray fircoon arintaas maaa ka jiro haddii sidas ay tahay gudniinkaas dambi miyaa mise wax dhib ma laha? Jawaabta: Gudniinka fircooniga waa in laga gooyo gabadha kintirka iyo labada faruurood kuwa waaweyn iyo kuwa yaryarba markaas aayaa la […]
Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta

Aroos cusub aan ahay oo fircooni u gudan dhibkan ayaa i haysta Su’aasha: (aroos cusub) scw walalayal aniga waxan jiraa 28 sano mar dhow ayaa lay guursaday dareen dhan ma lihi fircooni ayaa lay guday meesha waa ciriri daran waxba ma galayan xataa ninkayga markuu i istiimiyo ma dareemo wax raaxo ah maxaan sameyaa maxaa […]
Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah

Naag afartanka dhaaftay aan raaxo dareemin maxaa daawo u ah Su’aasha: scw aad ban ugu mahadsan tihin webkan qimaha badan waxan ahay marwo dhaaftay afartanka waligay raaxo gariir ah ma gaarin oo biyobax ah taas maxaa sabab u ah la dhihi karaa jiro miyaa, waxan maqlaa dumarka inay gaaraan raaxada biyabaxa aniga waxn iskuma arko […]
Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya

Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka maxaa ka yareynaya Su’aasha: Gabadha markay arooska ku cusub tahay dareenka kacsiga maxaa ka yareynaya, taas gabadho badan ayaa ka sheegta qaar bil ayay sidaas ahaanayaan qaarna sanad way gaarayaan ninka ayaa u sabab ah mala dhihi karaa ama gabadha ayaa sabab u ah? Jawaabta: Taas waxay u […]
Gudniinka gabdhaha culimadii hore waxa ay ka qabaan

Gudniinka gabdhaha culimadii hore waxa ay ka qabaan Su’aasha: Gudninka gabdhaha dinta maxay kaqabta aduunka mela badan laga xarantimeyay xita Soomaaliya mela kamid ah waxaan arkay Culimo waaweyn OO kahadlay wa wajib ,wa suuno iyo wa muubax ayuu fikirkooda isku jiray marka ruuxii dhahaa wa xaraan xukunkiisa muxuu yahay . Mida kale waxaa jira nin […]
Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso

Gabadha fircooniga dhiig maka imaanayaa marka ugu horreyso Su’aasha: Gabadha fircooniga marka ugu horeya u ninku guskisa galiyo u galmo la sameeyo siilka dhiig miyaa uga imaanaya. Jawaabta: Dhiiga dhaawaca toliinka oo xoogga loo adeegsaday ayaa ka yimaada gabadha wuxuuna kasoo baxaa maqaarka la tolay oo ah meesha laga gooyay kintirka iyo labada faruur ama […]
