Astaamaha dumarka uurka degdega ku qaado iyo caafimaadka dhalmada naagta

Astaamaha dumarka uurka degdega ku qaado iyo caafimaadka dhalmada naagta

Dumar waxaa jiro dhaqsi uur ku qaado, qaar waxay uur ku qaadaan toddobada, qaar hal bil gudaheeda. Qaarna way soo daahaan, qaar waxay qaadaan sanad kaddib. qaar labo sano kaddib. qaar ilaa shan sano ayay gaaraan. Waliba waxay usii baahanayaan daawooyin in la siiyo oo ka caawinaya uurka. Kuwaas ilmahooda aad ayay isugu xigxigaan. Kuwo […]

Marka caadada igu dhacdo caloosha ayaa i bararto

Marka caadada igu dhacdo caloosha ayaa i bararto

Marka caadada igu dhacdo caloosha ayaa i bararto Su’aasha: scw bahda daruur wan idin salamay wad ku mahadsan tihin howsha aad no haysan waxan rabaa inan idin waydiyo su’aal ku sabsan dhiga caadada maxaa keena xiliga dhiiga caadada inaad dareemo dibir ama caloosha oo soo barat gaar ahaan hoose gumaarka agtisa bararka ilaa wuxuu soconaa […]

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo

Anoo umul ah ayaa janaabo igu dhacday qubeys maa igu waajibayo Su’aasha: Asc bahda daruuro wll su aal aan inbadan la xishooday in aan idin waydiiyo hadana aan ubahanahay fasirkeeda ayan wataa Hadii gabar iyadoo dhiigii umusha ka qabaysan ay kuriyooto iyadoo odaygeeda labashaalaysa misna biyo kayimadaan maxay samayni qubays miyaa kuwaajiba walna dhiigii umusha […]

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno Su’aasha: Asc dr gabadh ayaan qabaa mudo 12 cisho ah, waxaan ku jirnaa bishii malabka, wali kali leylatul dukhli ayaanu sameyney oo kaliya, dhakhtar dhubta jirtaa waxey tahay marka aanu ijmaac sameyno ee wada galiyo dhiig ayaa ka imanaya xubinteeda taranka, waxaan ku heshiiney inaan inyar galiyo, hadana […]

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid

Qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig iyo calool barar ayaa ii yimid Su’aasha: scw walaal qaliin baan ku dhalay labo bilood kadib dhiig ayaa iga yimid waxaan ka dareemayaa caloosha barar maxaa keeni kara arrintaas Jawaabta: Diigga waxaa laga yaabaa inuu ka yimid ilamgaleenka, waxaa dhici karta inay dhibaato ka jirto oo qaliinka […]

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka

Sababaha keena kulaylka jirka midka caadiga iyo kan cudurka Su’aasha: scw walaal waxaan isku arkaan kulyl daran jirka oo dhan waa i kululaanaa qandhana ma i hayso maxaa keeno kulaylka jirka mala dhihi karaa cudur qarsoon ayaa jira fadlan jawaab wacan Jawaabta: Jirka sababo badan ayaa kulayl u keena qaar waa cudur qaarna waa sababo […]