Nin la toorreeyay asoo masjid ku jira London

Nin la toorreeyay asoo masjid ku jira London Booliska ingiriiska ayaa qabtay nin cadaan ah oo qof mindi ku duray asoo masjidka ku jira. booliska waxay sheegeen ninka inuu dhaawacmay oo loo qaaday isbitaalka Ilaa iyo hadda warar cusub wali kama soo bixin oo la xiriira ninka la duray iyo ninka durayba. dhacdadan waxay ka […]
Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay Vimto oo ah cabitaanka ugu badan oo ay dadka adeegsadaan bisha Ramadaan gaar ahaan dowladaha khaliijka. Vimto waxaa sameysay shirkad ingiriis ah 100 sano kahor, waxaana la sameeyay markii ugu horreysay sanadka markuu ahaa 1908 . Waxaa la sheegay wax ka badan 25 milyan dhalo in laga gato shirkadda […]
