Categories
Sawirada Siyaasa - politics

Sacdiya Bajaaj iyo sawirka Amin arts Xasan sheekh oo Jiihaan ku leexiyay

Amin arts wuxuu soo sawiray  muuqaal cajiib ah, kaas oo ah wariye weyddiinayo Xasan sheekh arrinta Sacdiyo Bajaaj. Xasan Sheekh wuxuu leeyahay: arrintaas aniga masuul kama ihi. waxaa masuul ka ah Jiihaan Xasan oo gabadhiisa ah. Meesha waxaad ka fahmaysaa dowladda soomaaliya hal qoys inay u xiran tahay. waa shirkad khaas ah. Qofka Xasan sheekh […]

Categories
News Sawirada

WG Kenya Aadan Ducale oo ka qeybgalay xaflad maktabad lagu furayo

WG Kenya Aadan Ducale oo ka qeybgalay xaflad maktabad lagu furayo Wasiirka gaashaandhiga Kenya Aadan Ducale oo ka soo qeybgalay furintaanka maktabad weyn oo kutub fara badan ay taallo. Waa maktabad islaami ah oo laga heli karo kurubta diiniga oo dhan sida tafsiirka iyo axaadiista iyo afka carabiga sida kutubta naxwaha iyo sarfaha. Halkan waxaad […]

Categories
Aqoonta Guud Sawirada

Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho

Geedka garaska carabi iyo ingiriis waxa lagu dhaho Waa maxay geedka garaska? Geedka garaska waxaa la dhahaa afka qalaad  Dobera glabra carabigana شجر ضبر ama ضبر أجرد waa geed abaareed wuxuu gaaraa dhererkiisa ilaa 8 mitir cimrigiisana sedex boqol sano, wuxuu ka baxaa meelaha buuraha ee dalka yaman iyo geeska Afrika oo ay soomaali ka […]

Categories
News Sawirada

Saabriin Xasan oo tartan quraan ku heshay gaari 40 kun doolar ah

Saabriin Xasan waa gabar soomaaliyeed oo jirta labo iyo toban sano, waxay ku guulaysatay musaabaqada ama tartanka quraanka kaarimka dhammaantiisa, sodonka juz waxaa abaalmarin loo siiyay gaari Toyota ah oo qiimihiisa uu yahay 40 kun doolar. Quraanka kariimka qofka marka uu ku dadaalo Ilaahay karaamo ayuu siiyaa adduun iyo aakhiraba. Gabadhan yar waalidkeeda si fiican […]

Categories
Sawirada

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen

Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen Askar Talyaani ah oo la taagan Suldaanka Majeerteen. February 20 , 1910. Photo by Angelo Ghirelli, lagu soo daabacay wargayska ” Lillustarzione italiana   Sida la og yahay koonfurta soomaali waxaa ku gumaystay Talyaani waqooyigana Ingiriis sawirka waxaa ka muuqdo sidey u labisnaayeen soomaalida. Marka loo laabto […]

Categories
Bulsho Society Sawirada

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan

Maxaa ku dhacay dhaqanka Soomaalida maalmahan Igu sawir kaliya miyay noqotay nimcada Alle na siiyay? Sawiradan waxay aad ugu faafeen baraha bulshada, dad badan ayaa ku lifaaqay sawiro dad tabaalaysan oo dhibaato ay ka muuqato. Dadkaas oo kasoo qaaday sawiradan inay qaldan yihiin waayo cuntada oo ah nimcada Ilaahay ayaa qaab xun loo istacmaalayo.  Marka […]

Categories
Sawirada Taariikh - History

Hargabka Spain 1918-kii meelaha uu gaaray

Hargabka caanka ahaa loo ka dilaacay caalamka sanadka 1918-kii wuxuu socday labo sano wuxuu soo gaaray 1920-kii. Wuxuu dilay dad u dhexeeya 50 ilaa 100 malyan qof. Waxaa loo bixiyay hargabkaas hargabka Spain. Wuxuu aad dad ugu laayay wadamada reergalbaadka. Sawirada waxay muujinayaan siday dadka afka ugu xirteen mask oo ay isaga ilaalinayaan cudurkaas. waxaa […]