Dibigii u ekaa madaweynaha Maraykanka Donald Trump oo ka badbaaday udxiyada

dibigii tump (5)

Dibigii u ekaa madaweynaha Maraykanka Donald Trump Waxaa jiro dibi dalka Bangaaladesh laga leeyahay. Qofka iska lahaa wuxuu u bixiyay Donald Trump siduu ugu eg yahay madaxweynaha maraykanka dartii. Marka uu ku faafay baraha bulshada shacabka dalkaas waxay bilaabeen inay daawasho ugu yimaadaan sawir ayayna la galayeen. Marka la gaaray ciidda oo la rabay in […]

Awoowaha ugu yar caalamka

Awoowaha ugu yar caalamka

Awoowaha ugu yar caalamka Ninkan idin muuqda waa awoowaha ugu yar caalamka waxaa la dhahaa Kamaal Altalfiiti wuxuu jiraa 33 sano wuxuu u dhashay dalka Jordan Ninkan wuxuu guursaday asoo jiro 16 isla markii gabar buu dhalay gabadhaas uu dhalay iyadana waxay guursatay iyadoo jirto 16 waxay dhashay cunugga uu hadda hayo.  أصغر جد في […]

Nin iyo gabadhiisa dugsiga sare isla dhameeyay

Nin iyo gabadhiisa dugsiga sare isla dhameeyay

Ninkan oo u dhashay dalka Falastiin oo ku nool magaalada Gaza ayaa ku baasay imtaxaankii ugu dambeeyay ee shahaadada dugsiga sare waxaa lagu magacaabaa Yuusuf Alkhaalidi wuxuuna helay %66. Isla gabadhiisa ayaa la dhiganaysay dugsiga sare oo lagu magacaabo Liina Alkhaalidi iyaduna waxay heshay 92% Marka waxbarashada waqti  kuma eka ilaa aad ka dhimanayso waxbarashada […]

Gabar Maali u dhalatay oo 9 mataan dhashay

blank

Gabar lagu magacaabo Xaliima Siisi oo u dhalatay dalka Maali ayaa dhashay 9 mataanood. Xaliima oo ah gabar 26 jir oo ku dhashay caruurtan sagaalka ah isbitaal ku yaalla dalka Marooko ayaa sheegtay ilmaheeda inay maalin kastesii fiicnaanayaan  kahorreysa . Ninka qaba Xaliima oo lagu magacaabo Qaadir Carabi 35 jir ah ayaa la joogay xaaskiisa […]

Haweeney hindi ah oo 70 jir ah cunug dhashay

Haweeney hindi ah oo 70 jir ah cunug dhashay

Nin iyo naagtiisa oo u dhashay India waxay is qabeen 45 sano waligooda ilmo ma dhalin ninka wuxuu gaaray 75 naagtana waxay gaartay 70 sano. Kadib waxaa loo sameeyay bacrimin waxaa lagu shubay biyaha ninka uur ayay bixisay cunug ayay dhashay waxay sheegaan inay aad ugu faraxsan yihiin cunugga u dhashay. Dhalmada waa wax gacanta […]

Mucjisada ku sugan abuurista geela

Mucjisada ku sugan abuurista geela

Adduunka noole kaste wuxuu wataa wax ku tusaya jiritaanka Alle (SW) iyo awooddiisa, maanta marka aan wax yar ka sheegno mucjisada ku sugan abuurista geela waa mid lala yaabo. Ma og tahay neefka geela inuu cabbi karo biyaha badda oo dhanaanka ah?!! lagama yaabo inuu dhiigiisa kor u kaco maxaayeelay kellidiisa biyaha ayay u sifeynaysaa […]

Sawiro iyo Video muujinaya lo’da duniga ugu yar

lo'da adduunka ugu yar (4)

Beer ku taalla dalka Bangladesh koonfur galbeedka magaalada Daka ayaa ku dhalatay lo’ aad u yar oo loo bixiyay Raani. Ninka iska leh lo’daas wuxuu leeyahay lo’dayda waxay noqotay xidig caan ah waxaa soo booqda kumanaan maxaayeelay waa lo’da ugu yar dunida. Da’deeda waa 23 bilood waxaa lagu tiriyaa inay baaluq tahay dhererkeeda waa 51 […]