Dumarka dareenka badan waxay aad u neceb yihiin ragga aan kasoo bixi karin howsha qaran. Jacaylka gabadha wuxuu ku xiran yahay raaxada ninka ay ka helayso, sidaa awgeed ninka waa inuu iska ilaaliyaa labadan waxyaalood. Arrinta koowaad: waa hadalka xun, ragga qaar dumarka niyadda ayay ka jabiyaan. Waxaa laga yaabaa inuu hadal iyada niyadda ka […]
