WG Kenya Aadan Ducale oo ka qeybgalay xaflad maktabad lagu furayo

Wasiirka gaashaandhiga Kenya Aadan Ducale oo ka soo qeybgalay furintaanka maktabad weyn oo kutub fara badan ay taallo (7)

WG Kenya Aadan Ducale oo ka qeybgalay xaflad maktabad lagu furayo Wasiirka gaashaandhiga Kenya Aadan Ducale oo ka soo qeybgalay furintaanka maktabad weyn oo kutub fara badan ay taallo. Waa maktabad islaami ah oo laga heli karo kurubta diiniga oo dhan sida tafsiirka iyo axaadiista iyo afka carabiga sida kutubta naxwaha iyo sarfaha. Halkan waxaad […]

MD Kenya oo siiyay bas haweenka ducaadda ah ee Garissa

MD Kenya oo siiyay bas haweenka ducaadda ah ee Garissa

MD Kenya oo siiyay bas haweenka ducaadda ah ee Garissa Wararka ka imaanaya dalka Kenya Madaxwaynaba Dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa maanta Madarasada xafsa binti siiriin ee Garissa ku wareejiyay Gaari bus ah oo ay haweenku ku aadi doonaan Madarasada. Madaxwaynaha ayaa haweenka ducaadda ah ee Garissa gaarigan ku guddoon siiyay aqalka madaxtooyada ee dalka […]

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo Amin arts aad buu u rifayaa raggan oo lagu tuhunsan yahay dalka inay iibsadeen. mar kaste amin arts wuu soo sawiraa iyagoo maanta dabadhilif u ah shisheeye. tolow amin arts maku saxsan yahay sawirada uu ka sameynayo dadkan? teeda kale dad badan ayaa ku haysta amin arts sida […]

Caleemasaarka qooto qooto ee Axmed Madoobe

Caleemasaarka qooto qooto by amin arts

Caleemasaarka qooto qooto ee Axmed Madoobe Amin arts oo wali daba racdeysi ku haya Axmed Madoobe. dhowr maalin ka hor waxaa lala yaabanaa siduu Axmed madoobe isugu shubay gasaca niidaha, maantana wuxuu adeegsanayaa ilmaha geedka ay caanaha ka jaqaan. waxaa u dhiman inuu caanaha dumarka isku shubo inuu caleemasaar raadinaya. Axmed Madoobe oo ah nin […]

Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay

blank

Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay Hadiyadda ay Kenya siisay Axmed Madoobe sida ka muuqata sawirka amin arts. wali kama harin amin arts Axmed Madoobe. Sawirka waxaa ka muuqda funaad oo loo hadiyaynayo Axmed Madoobe. Kismaayo ayaa wali foodda u saaran doorasho adag meelo badan loollan kaga jira. Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya […]

The Somali flag appears in African Cup of Nations in Egypt

blank

Abdisalam Abow  appeared in the stadium,  he was carrying the Somali flag During the match between Senegal and Kenya within  African Cup of Nations in Egypt 2019. The Somali young man encouraged the Senegalese team and took pictures with the Senegalese fans on the Cairo stadium. You maybe share this event on social media for […]

Joash Onyango oo ah laacib kenyaan ah da’idiisu laysku haysto

Joash Onyango A football player from Kenya

Joash Onyango oo ah laacib kenyaan ah da’idiisu laysku haysto Laacibkan Magaciisa waxaa la dhahaa Joash Onyango, waxa uu ka tirsan yahay xulka qaranka dalka  Kenya ee ka qeybgalaya ciyaaraha Afrika. 2019 lagu qabanayo dalka Masar  Da’diisa waxaa lagu sheegay 26  adiga siduu kula yahay Sawirada markaad eegto ayaad ogaan kartaa ama aad qiyaasi kartaa