Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan

Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan

Kacbada oo dadka laga joojiyay inay ku dhawaafaan Sawirkan oo ku faafay baraha bulshada, waa kacbada oo aan qof ag joogin, taasna waxaa sabab u ah cudurka caalamka ku faafay. Waa sawir murug gelinaya qalbiyada muslimiinta. Dowladda sacuudiga ayaa joojisay cumrada iyo guud ahaan in la dawaafo kacbada, ayadoo sheegtay inay ka hortageyso cudurka Corona […]

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka

Muuqaal Video muujinaya qorrax madoobaadka Sida la og yahay qorrax madoobaadka wuxuu ka mid yahay aayadaha Alle usoo diro addoomihiisa si ay digniin u qaataan, wuuna ku cabsigaliyaa, sida xadiiska saxiixa ah kusoo aroortay. Qofka msulinka waxaa laga rabaa marka uu arko arrintaas inuu Ilaahay u laabto oo uu towbad keeno sidoo kale waa inuu […]

Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay

Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay

Erdogan oo Sacuudiga dharka ka dhigay Madaxweynaha Turkey oo sheegay sababta ay uga hartay Pakistan inay ka qeybgasho shirka islaamiga ee lagu qabanayay magaalada Kuala Lumpur ee dalka Malaysia Erdogan oo yiri: sacuudiga wuxuu ugu gooddiyay Pakistan inuu kasoo tarxiilayo dalkiisa afar malyan shaqaale oo u dhashay dalka Pakistan booskoodana oo galin doona dad u […]

Scholarship waxbarasho free ah Sacuudiga bixinayo

Scholarship waxbarasho free ah Sacuudiga bixinayo

Scholarship waxbarasho free ah Sacuudiga bixinayo Scholarship waxaa bixinaysa Jaamacadda Boqor Cabdilcaziiz oo jidda ku taallo waa full Scholarship Bisha waxaa la siinayaa ardayga 1900 riyaal sacuudi Marka uu tago waxaa la siinayaa 1800 riyaal sacuudi Daryeel caafimaad lacag la’aan ah ayuu leeyahay Deegaan oo cunto la socoto ayuu helayaa 4000 riyaal sacuudi dadka PHD […]

Pakistan oo diidday inay sacuudiga la safato

Pakistan oo diidday inay sacuudiga la safato

Warar cusub ayaa waxay sheegayaan inuu diiday rw dalka Pakistan Cimraan Khaan inuu garab istaago ama la safto dalka Sacuudiga lidka Iran. wuxuu yiri Cimraan Khaan: aniga ma awoodo inaan idin la safto, waayo amaanka Pakistan ayaa wax soo gaaraya haddan qolo la safto. sida la sheegay sacuudiga wuxuu rabay inuu carabta isu keeno si […]

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay

Vimto cabitaanka ugu badan Ramadaan

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay Vimto oo ah cabitaanka ugu badan oo ay dadka adeegsadaan bisha Ramadaan gaar ahaan dowladaha khaliijka. Vimto waxaa sameysay shirkad ingiriis ah 100 sano kahor, waxaana la sameeyay markii ugu horreysay sanadka markuu ahaa 1908 . Waxaa la sheegay wax ka badan 25 milyan dhalo in laga gato shirkadda […]

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina

Barambaro badan oo lagu arkay xaramka Madiina Waxaa soo weerartay habeen leyl ah barambaro aad u badan Madina almunwara. Barambardaas oo lala yaabay sidey u badneyd. isla markii waxaa loo yeeray dadka cayayaanka la dagaallmao sidii loo nadiifin lahaa . arrintan waxay qabsatay sidoo kale masjidka Xaramka ee Makka muddo yar kahor waxaa lala yaaban […]