Marka laga hadlo siiida qumbaha wax badan aan lasoo koobi karin ayaa laga helaa. Afka ingiriiska (English) waxaa loo yaqaanaa: Coconut oil Marka hore waxaan ka hadlaynaa in loo adeegsado cunitaan sidoo kale is qurxin. Midda saafiga oo aan wax kale lagu darin waa la cuni karaa. Sidoo kale biyaha qumbaha waa la cabbaa. Waxay […]
