Kiiska badda soomaali iyo Amin arts

Kiiska badda soomaali

Kiiska badda soomaali iyo Amin arts Amin arts oo soo sawiray sawir tilmaamaya xaalka ka jira siyaasadda dalka soomaaliya. Taas oo ah kiiska badda soomaaliya oo ay dacwad kaga dhexayso Kenya iyo Soomaaliya. wuxuu soo sawiray siyaasiyiinta soomaaliyeedm oo Kenya taageersan oo raba inay iyada ku guulaysato qadiyadda badda. Waxay la safan yihiin dowladda Kenya […]

Labo siyaasi oo Kenya ugaarsatay by amin arts

Kenya oo ugaarsanayso madaxda soomaali by amin arts

Amin arts oo soo sawiray Kenya inay gacanta ku dhigtay qaar ka mid ah hoggaamiyeyaasha soomaaliya, qaarna ay wali  qabanin oo aan makaalinta usoo galin. sawirkan runtii waa sawir meel fog tilmaamaya. Kenya waxay usoo qabanaysaa madaxda soomaaliyeed sida loo soo qabto kalluunka oo kale. kenya waa dowlad damac weyn ka leh dhulka soomaaliya. makaalinta […]

Amin arts mar kale Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur

Sawirka badda iyo amin arts Somali

Amin arts oo sawir kale ka sameeyay dadka uu dagaalka kula jiro. amin arts wuxuu u arkaa Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur inay yihiin dadka duminaya qaranka soomaaliyeed. Maalmahan aad ayuu uga sawirayaa waxyaalo badan la xiriira Kenya iyo iyaga. wuxuu u arkaa inay yihiin kuwa badda gatay. Soomaali waxa haysta ma yara. Kenya maanta […]

Amin arts iyo casharka Kenya ay siiso mucaaradka

Aminarts iyo sawir kale cumar cabdirashiid iyo cabdiraxmaan cabdishakuur

Amin arts oo sawir ka sameeyay Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur. sawirka oo tilmaamaya in Kenya dadkaas ay dabada kasoo riixdo Wuxuu tilmaamay inay soomaali iyaga qas ka wadaan iyo nabadgalyo ay u diiddan yihiin. Aminarts oo maanta sawirkan si cad ugu weeraraya labadan qof oo ka mid ah dadka soomaaliya baddeeda Kenya u saxiixay. […]

Amin arts iyo kooxda badda kenya u saxiixday

dadka badda saxiixay

Siyaadda soomaali oo maalmahan holcaysa, markii ay isqabteen Kenya iyo soomaaliya kaddib. waxaa laysku haystaa badda, amin arts oo sawir kasoo saaray dadka saxiixay heshiiska badda. waxaa meesha ka muuqa sedex qof oo kasoo kala jeeda sedex beelood. Sheekh Shariif oo kasoo jeeda beesha Abgaal cismaan Cumar Cabdirashiid  oo kasoo jeeda beesha Majeerteen Abdirahman Abdishakur […]

Ra’isulwasaareyaasha soo maray dalka yaa ugu saamayn badan

Ra'isulwasaareyaasha

Maalmahaan waxaa baraha bulshada qabsaday sheeko la xiriirta Ra’isulwasaareyaasha dalka soo qabtay oo ah dad kasoo jeeda beelo kala duwan, marka yaa ugu saamayn badnaa oo la dhihi karo wax weyn ayuu ka baddalay dalka. haddaba waxaa lagaa rabaa inaad fikirkaaga ka dhiibato qofka aad u aragto inuu ahaa qofka ugu saamaynta badan     […]

Kooxda Fidno siduu u sawiray Amin Arts

Amin arts Kooxda Fidno

Amin arts oo sawir daran ka sameeyay cidda uu isaga u arko inay kasoo horjeedaan nabad iyo nolol ama Farmaajo iyo Khayre, sawirkaan oo ku jiro dad badan oo madax ka ah soomaali waxaa ku jiro madaxweynaha hore Xasan Sheekh Maxamuud, amin arts wuxuu ka dhigay koox isku duudan sida sports ka oo kale kooxda […]