Gabadhii gorgorka dafay qiso dhab ah
Sanadka markuu ahaa 1932 ayaa gorgor dafay gabar yar oo seddex jir ah.

gabadha waxay ku cayaareysay bannaanka markuu qaadayay gorgorka.
waxayna ahayd meesha tuulo ka mid ah tuulooyinka magaalo ku taalla dalka Norway.
waxaa la sheegay 200 qof oo deganaa magaalada laga dafay gabadha ayaa ka daba baxay gorgorka.
waxay ku dhex raadinayeen 7 saacadood geedaha iyo jiqda, marka ugu dambeysa waxay ku arkeen buulka gorgorka iyadoo ku jirto, wuxuu ku yaallay meel ka fog dhulka 180 mitir.
gabadha ayaa la sheegay caafimaadkeeda inuu ficnaa oo wax dhib ah soo gaarin.
waxay soo gaartay waqti dhow waxay dhimatay 12 November 2010 iyadoo jirto 81.
sano.
waa qiso la yaab leh oo laga baran karo casharo badan.
sawirada gabadha laga qaaday xiliga ay ku jirtay dhacdada waa kuwan.
sawirada qaar waa marka uu dafayay gorgorka midna waa iyadoo aabbaheeda iyo hooyadeeda la joogto
Neef ido oo xarigga ka furi raba mid kale
The girl who was snatched by an eagle – a true story
In 1932, a three-year-old girl was snatched by an eagle.
The girl was playing outside when the eagle snatched her.
It was in a village in a town in Norway.
It is said that 200 people who lived in the town where the girl was snatched went after the eagle.
They searched for 7 hours in the trees and forest, when they finally found the eagle’s nest with her, located 180 meters above the ground.
The girl was said to be in good health and had no problems.
She died recently on November 12, 2010 at the age of 81.
Years.
It is an amazing story that can be learned from many lessons.
Here are the photos of the girl taken during the incident.
Some of the pictures are of her riding the eagle and one is of her with her father and mother.
