Sheekadan waxay tilmaamaysaa aadanaha mararka qaar heerka uu ka gaaro xaasidnimada iyo xumaanta, rag badan ayay xiriir la lahayd laakin lama ogaanin intay la eg tahay tiradooda. wiilka ugu dambeeyay oo guursan rabay ayaa kashifay markay xumaan ka dalbatay kaddib. sheekada ilaa dhammaadkeeda daawo naagtan sidey nimanka u qaban jirtay iyo sidey ugu gudbin jirtay […]
