Qof sooman cunto ma dhadhamin karaa

Su’aasha: WEBKAN AAD AYAAN UGA FAA’IDAYSTAAÂ QAYR ALLAH IDINKA SIYO Cuntada ramadaan mala dhadhamin karaa haddii aan dhahamiyo soonka ma iga jabaa. Jawaabta: Qofka sooman raashinka marka uu karinayo wuu dhadhamin karaa wax dhib ma laha waxaa laga rabaa kaliya inuu iska ilaaliyo inuu laqo, cusbada siduu u ogaado carabka ayaa ku filan, qofka carabka […]
Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara

Shanta waxyaalood bisha ramadaanka oonka kaa reebi kara Shan waxyaalood oo kaa ilaalinaya harraadka daran bisha Ramadaan 1- badso cabitaanka siiba tamar hindi iyo karkadeeh 2- khudradda badso waayo jirka biyo ayay siinaysaa 3- saxuurta iska ilaali cuntada bahaaraadka badan 4- furuudka si fiican u cun 5- qaraha habeenkii cun afurka iyo saxuurta inta u […]
Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida

Sanbuuska carabta iyo kan Soomaalida Soomaalida sanbuuska ay sameeyaan si gaar ayay u sameeyaan oo ka duwan siday carabta u sameyso, inta badan wuxuu ka kooban yahay bur oo fooliyo ah iyo basal iyo barbarooni iyo hilib shiidan, laakin carabta waxay galiyaan qudaar ama jubno “farmaajo” meesha hilib laga galiyo sanbuuska soomaalida. Eeg sanbuuska soomaali […]
Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay

Cabitaanka Vimto muxuu ka sameysan yahay Vimto oo ah cabitaanka ugu badan oo ay dadka adeegsadaan bisha Ramadaan gaar ahaan dowladaha khaliijka. Vimto waxaa sameysay shirkad ingiriis ah 100 sano kahor, waxaana la sameeyay markii ugu horreysay sanadka markuu ahaa 1908 . Waxaa la sheegay wax ka badan 25 milyan dhalo in laga gato shirkadda […]
Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday

Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday Afurka Sheekh Sudeys oo aad ugu faafay baraha bulshada. dadka markay arkeen cuntada badan oo miiska ugu safan sheekh Sudeys. waxay soo qoreen kuma : habboon qof wadaad ah inuu sidan sameeyo. siiba asoo ah imaamka xaramka waa arrin zuhdiga khilaafsan.’ dadka qaarkii waxay soo qoreen Sudeys dadka saboolka […]
Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee

Afurka Caafimaadka leh bisha Ramadaan waa kee Afurka caafimaadka leh waa muhim qofka sooman inuu cuno. laakin waa kee afurkaas waa su’aal mhim ah. Marka hore waxaad ogaataa soonka ma aha bisha cuntada si dad badan ay u haystaan. maanta dunida muslinka dad badan ayaa u fahansan soonka inuu yahay bisha raashinka. waxaad arkaysaa dad […]
