25 Sano ayuu bambo dubbe moodayay qiso yaab leh

Odey China u dhashay ayaa la sheegay inuu dubbahan sawirka kaaga muuqa adeegsanayay muddo 25 sano ah siduu ugu jajabiyo miraha looska loo yaqaano kaddib wuxuu ogaaday inuusan ahayn dubbe ama burris ee inuu yahay bambo oo qadiin ah aan qarxin. 25 sano ayuu albaabka geerida garaacayay mana uusan ku dhimanin bambadan. taas waxaa laga […]
Qisadii boqorka iyo afarta xaas

Boqor ayaa qabay afar xaas wuxuu aad u jeclaa xaaska afaraad, wax kaste ayuu u sameyn jiray, midda sedexaadna wuu jeclaa, laakin wuxuu dareemi jiray inaysan la joogi doonin, midda labaadna waa tan uu la tashan jiray marka dhibaato ay lasoo gudboonaato, midda koowaadna maba qiimeyn jirin xaqeedana ma gudan jirin iyadaana isaga aad u […]
Donald Trump oo Mike Tyson shaqaale u ahaa

Soddon sano kahor Mike Tyson feeryaqaanka caanka ahaa wuxu ka dhigtay madaxweynaha maraykanka hadda Donald Trump lataliyaha xagga dhaqaalaha ee gaarka u ah, taas ma aha Trump inuu faqiir ahaa laakin waxaa cad in Tyson uu ahaa mid ka awood badan kana hanti badan illeen isaguu u shaqyn jirayee caasharka laga baranayo waa: 1- shaqaalahaaga […]
Hurdada ayaan uur ku qaaday maxaan sameeyaa

Su’aasha: Waxaan ahay naag la qabo uur ayan leyahay, waxa i wareerinaya waswaas oo ah inuu i uureeyay nin aan ninkayga ahayn, habeen ayaan booqday dad qaraabo aan nahay gurigooda ayaan seexday waswaas ayaa i yimid oo ah in habaryartayda ninkeeda anoo hurdaya i kufsaday waxaa qalbiga iiga taagan in uurkan isaga ii yeelay maxan […]
Gabadhii gorgorka dafay dhacdo dhab ah

Gabadhii gorgorka dafay qiso dhab ah Sanadka markuu ahaa 1932 ayaa gorgor dafay gabar yar oo seddex jir ah. gabadha waxay ku cayaareysay bannaanka markuu qaadayay gorgorka. waxayna ahayd meesha tuulo ka mid ah tuulooyinka magaalo ku taalla dalka Norway. waxaa la sheegay 200 qof oo deganaa magaalada laga dafay gabadha ayaa ka daba baxay […]
Qiso qofka xun sida loola dhaqmo ku tuseyso

Qiso yaab badan oo gaaban cibro xambaarsan, maroodi ayaa duurka kasoo cararay. waa la weyddiiyay waxaa lagu yiri maxaad uga soo carartay duurka? wuxuu yiri: maxaayeelay libaaxa ayaa go’aansaday inuu dilo geri kaste oo duurka ku nool. waxaa lagu yiri: adiga maroodi ayaad tahay geri ma tihid ee maxaa kugu dhacay? wuxuu yiri: waan ogahay […]
Bakhaylka iyo caagga Bebsi sheeko gaaban

Nin bakhayl ahaa ayaa maalin maalmaha ka mid ah wuxuu ku haystay meel xeeb ah caag Bebsi ah. ninka waxaa soo ag maray nin maskiin ah wuxuu ku yiri: aad baan u oommanahay ee bebsida wax iga sii. Ninkii bakaylka ayaa wuxuu yiri: aniga kaliyaga iskama lihi, ee waxaa nus ku leh ninkaas oo badda […]
