Muxuu yahay xalka laga gaari karo arinta gobolka Gedo?

Su’aasha: Wali waxaa jiro ismaandhaf ku aadan doorashada waxaana caqabada ugu daran ay tahay arinta gobolka Gedo Axmed Madoobe wuxuu ku adkeystay in Gedo laga soo saaro ciidanka dowlada geysay laguna wareejiyo ciidama kenyan ah iyo kuwa maamulkiisa dowladana waa diidey midaas marka xalka ugu dambeeya arintaas maxay noqon kartaa. Jawaabta: Xalka waa inay soomaalida […]
Farmaajo waqtigiisa haduu dhamaaday maxaa loogu yeeri karaa

Su’aasha: Madaxweyne farmaajo wixii isniinta 8 February waxaa ka dhacaayo sharciyadii madaxweyne ee uu dastuurku u siiyey diintu maxay ka qabtaa mar haduu dalka galaayo firaaq dastuureed oo qoladii madaxweynaha ka soo hor jeeday ay rabaan in kursiga uu ku fadhiyo ay xoog kala wareegaan arintaas diinteenu maxay ka qabtaa. Jawaabta: Marka hore waxaad ogaataa […]
Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali

Sheekada gaabow iyo xaalka Soomaali Dadka soomaaliyeed waxay ka qaateen dunida koobka fashalka, marka aad arafto safiirka maraykanka siduu u hagayo kuwa isku sheegaya inay madax yihiin waxaa kuu muuqanayso sheekada aan kuu hayo. si kaste ha ahaatee ninkan wax yar ma ka wado dalka. xoolaha jooga wuxuu ugu cayaarayaa si yaab leh, iyaga waxayba […]
Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo

Amin arts iyo dadkan maxaa ka dhexeeyo Amin arts aad buu u rifayaa raggan oo lagu tuhunsan yahay dalka inay iibsadeen. mar kaste amin arts wuu soo sawiraa iyagoo maanta dabadhilif u ah shisheeye. tolow amin arts maku saxsan yahay sawirada uu ka sameynayo dadkan? teeda kale dad badan ayaa ku haysta amin arts sida […]
Caleemasaarka qooto qooto ee Axmed Madoobe

Caleemasaarka qooto qooto ee Axmed Madoobe Amin arts oo wali daba racdeysi ku haya Axmed Madoobe. dhowr maalin ka hor waxaa lala yaabanaa siduu Axmed madoobe isugu shubay gasaca niidaha, maantana wuxuu adeegsanayaa ilmaha geedka ay caanaha ka jaqaan. waxaa u dhiman inuu caanaha dumarka isku shubo inuu caleemasaar raadinaya. Axmed Madoobe oo ah nin […]
Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay

Hadiyadda Axmed Madoobe ay Kenya siisay Hadiyadda ay Kenya siisay Axmed Madoobe sida ka muuqata sawirka amin arts. wali kama harin amin arts Axmed Madoobe. Sawirka waxaa ka muuqda funaad oo loo hadiyaynayo Axmed Madoobe. Kismaayo ayaa wali foodda u saaran doorasho adag meelo badan loollan kaga jira. Axmed Madoobe iyo Kenya maxaa ka dhexeeya […]
Amin arts iyo musharaxiinta Kismaayo

Amin arts iyo musharaxiinta Kismaayo Kismaayo doorashada soo socota iyo amin arts siduu wax u arko sawirka waxaa ka muqda dadka loollanka ugu jira xukunka Kismaayo Axemd Madoobe oo naag dharbaaxay ayaa meesha ka muuqata sidoo kale labada musharax kale. Amin arts oo Kenya meel saaray Kismayo upcoming elections and Amin Arts’s view The picture […]
