Gabareey Maanyo ma wax jira baa

Maxay tahay Gabareey Maanyo

Gabareey Maanyo ma wax jira baa Su’aasha: Badanaa waxaan maqalnaa Gabareey manyo badda ku nool ayaa jirta oo sidii qof bin aadan wajiga ugu eg inta dambana kalluun ka ah marka xita waxaan arkay muuqaalo sidaasi si la mida Gabaray maanyada ma lab iyo dheddig ayay leedahay tankalana mala cunaa oo xalaal matahay maadaama xasharaadka […]

Shaxaadka maxaa ku saliday Soomaalida

Shaxaadka maxaa ku saliday Soomaalida

Shaxaadka maxaa ku saliday Soomaalida Dalalka waxa ay ku hormaraan oo ugu muhimsan waa beeraha iyo deeqda badda. Umadda marka ay ka adkaato cuntadeeda ayay gaari kartaa madaxbanaanaan. Tusaale ahaan soomaali waa dal hodan ah dhinaca beeraha iyo dhinaca xoolaha iyo dhinaca khayraadka badda. Laakin ilaa iyo hadda ma garanayaan dadka sidey uga faa’idaysan lahaayeen […]

Qalabka cusub ciidanka badda somali

ciidanka badda dalka somali

Qalabka cusub ciidanka badda somali Waxaa si rasmi ah loo soo celinayaa awoodda ciidanka badda soomaali. waxaa la sheegay in qalab loo keenay ciidanka badda soomaali oo hormarsan. qalabkaas oo isugu jira doomaha iyo maraakiibta loogu talaggalay badda. soomaali oo ah dal leh bad aad dheer oo meelo badan marta. marka dowladda Qatar ayaa la […]

Haamaha haraaga sunta nukliyerka oo banaanka soo baxay

Haamaha haraaga sunta nukliyerka oo banaanka soo baxay

Haamaha haraaga sunta nukliyerka oo banaanka soo baxay Sida idin kaga muuqata sawirradan, waa haamo ay ka buuxaan sida la sheegay Haraaga Sunta Nukliyerka ee wax gumaada (Nuclear Waste) oo lagu soo qubay xeebaha badda soomaaliya muddo dheer kahor. Haantaan ayaa waxay ku soo caarisay deegaanka Iidaan oo qiyaastii dhanka waqooyi ka xigta 100Km magaalo […]

Kaluunka Somali intuu la eg yahay

Kaluunka

Kaluunka Somali intuu la eg yahay Somali waxay ka mid tahay meelaha ugu kalluunka badan aduunka. nasiibdarro dadka soomaaliyeed ma garanayaan sida looga faa’ideysto khayraadka dalkooda. waxay ku mashquulsan yihiin waxyaabo aan qiime u lahayn mustaqbalka dalkooda. kalluunka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu qiimaha badan aduunka. doomo iyo maraakiib ajnabi ah ayaa u yimaada […]

Tartanka feerta Kenya iyo Somali by Amin arts

Tartanka feerta Kenya iyo Somali by Amin arts

Wali waxaa socota arrinta badda oo ka dhexeysay Kenya iyo Soomaali. amin arts oo soo sawiray sawir muujinaya sida Kenya looga adkaaday. waxaa ka muuqda meesha soomaali inay kaga guulaysatay Kenya feerta. taas oo laga wado xagga siyaasadda. waa sawir meelĀ  fog wx ka tilmaamaya.

Warbaahinta Kenya iyo dagaalka badda Soomaaliya

Dagaalka Kenya Soomaali kula jirto by aminarts

Amin arts oo wali ku jira dagaalka warbaahinta uu kula jiro Kenya. sida la og yahay Kenya dan weyn ayay ka leedahay burburka dalkeena. maanta labada dowlad oo kala ah Kenya iyo Itoobiya waa cadow daran. ma rabaan soomaali inay toosto maxaayeelay dhulal badan ayay ka haystaan. marka dan ugama jirto heshiiska Soomaali. sawirka amin […]