Habeenka arooska iyo raaxada gabadha

Habeenka arooska iyo raaxada gabadha Su’aasha: gabadha bigrada ah maxay uga baqaysaa habeenka arooska ama habeenka aqalgalka raaxada ninkeeda, gabdhaha oo dhan waa sidaas taas maxaa lagu fasiri karaa. Jawaabta: Run ahaantii dhaqanka soomaalida habeenka aqalgalka wuxuu u arkaa habeen dagaal culus dhex maraya wiilka arooska iyo gabadha aroosadda. Waxay aamainsan yihiin dadka soomaaliyeed ninka […]
Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno

Dhiigga habeenka aqalgalka iska soconaya maxaa keeno Su’aasha: Asc dr gabadh ayaan qabaa mudo 12 cisho ah, waxaan ku jirnaa bishii malabka, wali kali leylatul dukhli ayaanu sameyney oo kaliya, dhakhtar dhubta jirtaa waxey tahay marka aanu ijmaac sameyno ee wada galiyo dhiig ayaa ka imanaya xubinteeda taranka, waxaan ku heshiiney inaan inyar galiyo, hadana […]
Gabar bikro ah in ilmo lagu beero ma dhib bay keenaysaa

Su’aasha: Asc wr wbr gabar wlshy ah baa su’aal ii weydii itiri daruur.om nin baa guursaday 2 bil buu lajogay walina waa bikro iyada waa 20 jir isagana waa 50 jir marka su’aasha waxa waye ninkii wuxu ku yiri aniga bikaradada majabin Kari ee waxan sameyneynaa hindiya ban ku geynayaa ilamo Aya lagugu beyrayaa iyadana […]
Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga

Dhawr su’aalood oo kusaabsan gudniinka fircooniga Su’aasha: A S C, marka hore wan idin salaamay darur.com kadib maanta wxn hayista dhawur su’aal o kusaabsan gabdhaha fircooniga 1, gabadh walbo loo guday fircooniga marka la guursado habeenka ugu horeya ninka marku geedkisa ku riixo siilka la tolay galiyo qasab gabadha ma inu dhiig ka yimaada? 2, […]
Habeenka arooska ninka meesha uu ka bilaabo raaxada

Habeenka arooska ninka meesha uu ka bilaabo raaxada Su’aasha: ASC wll ruuxa marka u guursado Oo gabadha looso hooyo xaguu kabilabaya sheekada dharka miyay iska wada siibayan qasab miya in 7da Bari galmo la sameeyo habeenka uguhoreeyo se qanacadooda miyay kufilnan karta. Jawaabta: Taas guud ahaan dhaqamada dadka ayay u laabanaysaa, laakin marka aan diinta […]
Gabadha bikir keegu nuca blastiga u yaha maxa lagu garan karaa in ay galmo sameenin

Gabadha bikir keegu nuca blastiga u yaha maxa lagu garan karaa in ay galmo sameenin Su’aasha: Wan idin salaamay bahda darur, su’aashan qabo waxa weeyan gabadha bikir keegu nuca blastiga u yahay gabadhaas inay horay galmo soo sameesay iyo in kale maxa lagu garan karaa waayo gabadha bikirga nuca blastiga leh madama la yidhi markay […]
Bigra jawinta dhiig badan miyaa ka yimaado

Bigra jawinta dhiig badan miyaa ka yimaado Su’aasha: Bigra jawinta dhiig badan miyaa ka yimaado. Jawaabta: Shardi ma aha inuu dhiig badan soo baxo, waayo bikaarada ayaa kala duwan nooca balaastiga ah dhiig maba ka yimaado waxaad ka heli kartaa jawaabo iyo qoraallo faahfaahin leh halkan. Bikro Waa Maxay Toliinka Fircooniga Ma Bikaaro Baa […]
