Taariikh nololeedka Sh Cusmaan Sh Cumar Xidig

Taariikh nololeedka Sh Cusmaan Sh Cumar Xidig Maanta waxaa ku geeriyooday magaalada Muqdisho Sheekh ka mid ah culimada mad’habka imaam Shaafici ee soomaaliya Waa Shiikh Cusmaan Sh Cumar Sh Daawuud Culusow Sheekha Ilaahay ha u naxariistee wuxuu ahaa sheekh caan ah oo lagu bartay akhriska kutubta diinta. Wuxuu soo saaray arday iyo xer aad u […]
Yaa ugu fursad badan inuu madaxweyne noqdo musharraxiinta

Doorashooyinka hadda la filayo inay dhacaan 15- bishan aan ku jirno, waxaa guulaysanaya qofkii lacag badan laga bixiyo, waxayna ku xiran tahay dowladda wadato qofkaas musharraxa ah, illeen mid kaste dowlad buu shaqaale u yahayee. Xildhibaan kaste wuxuu baarlamaanka usoo galay inuu lacag helo, qaab kaste uu ku helayo diyaar buu u yahay inuu ku […]
Farmaajo haduu qaato xalka Soomaaliya u baahantahay maxaa lagu tilmaami karaa?

Su’aasha: Farmaajo hada wuxuu sameeyey safar ayuu Congo ku tagay wuxuuna madaxweynaha Congo ka codsaday inuu la heshiisiiyo mucaaradka isaga diidan. Jawaabta: Webka Daruur waxa ka jira soomaali wuxuu ka aaminsan yahay inuu Farmaajo ku qaldan yahay arrinta uu ku dhaqaaqay, haddii dalka uu ka dhaco dagaal sokeeye Farmaajo ayaa masuul ka ah. Labadii qof […]
40 neef geel ayaa biriq ku dishay Mudug

Warar ayaa sheegay in afartan neef geel hal ma ku dhintay meel ka mid ah gobolka Mudug. taasna waxaa sabab u ahayd biriq xoogan oo dhufay roobab ka da’yaya halkaas awgood. Roobabka si xoog ayay meesha uga da’yeen taasoo keentay inay geelan ku dhamaadaan halkaas. Sida la og yahay Soomaali maalmahan waxaa ka da’aya roobab […]
Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka

Caqliga soomaaliyeed iyo bilicda dalka Soomaali waxay ka mid tahay dalalka Ilaahay siiyay dhul aad u fiican oo doog ah oona leh dhul saxraa dhul bad leh dhul beero leh iyo xoolo kala duwan. laakin dadka soomaaliyeed waxaa lagu tiriyaa inay yihiin dadka ugu yaabka badan iyagoo sidaas oo dhan ah ayay haddana yihiin dadka […]
Soomaali oo loo keenay qalabka Koroonaha

Soomaali oo loo keenay qalabka Koroonaha Deeq uu soo dhiibay Ganacsadaha Shiinayska ah ee Shirkadda Alibaba Group Jack Ma ayaa caawa kasoo degtay Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ee Aadan Cadde iyadoo deeqdaan lasoo marsiiyay magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya. Deeqdaan ayaa ka kooban qalabka lagu baaro iyo qalabka looga hortago cudurka Koroonaha. cudurka oo meelo […]
Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro

Gobolka Banaadir iyo cudurka Corona sawiro Soomaali oo la sheegay in laga helay hal qof oo qaba cudurka corona, waxaana la sheegay qofkaas inuu ka yimid dalka shiinaha. Gudoomiye ku xigeenka arrimaha Bulshada iyo Wacyi galinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Aamir Jakeeti ayaa Maanta kormeertay Xarunta Qaran Ee Hubinta Bedqabka Dadweynaha Halkaas oo loogu […]
