Categories
Caafimaadka Health

Filfil madow iyo caafimaadka fiican wax ka ogow

Filfil madow iyo caafimaadka fiican wax ka ogow Filfil madow aad baa loo adeegsadaa maanta waxaad ogaataa faa’idada ay u leedahay caafimaadka qofka. Cilmibaaris dhakhaatiir ah waxay sheegeen in geedkan uu ka hor tago cudurka kansarka sidoo kale wixii sun ah oo jirka soo galaya. geedkan qiimaha badan wuxuu u roon yahay dadka u baahan […]

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa

Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa Hilibka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu qiimaha badan nolosha. wuxuu kaalin weyn ka qaataa  koritaanka jirka iyo seedaha. hilibka waxaa ku jiro Burutiin. midkaas oo kordhinaya maaddo lagu magacaabo Dopamine taas oo ah maaddo kimikaal ah oo maskaxda saameysa waxayna keentaa kacsi. sidoo kale hilibka wuxuu wataa maaddo […]

Categories
Caafimaadka Health

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho

Caadada xun sidey dhalinyarada u disho Caadada xun – siigo – waa maxay.  siigada waa raaxaysi iseed nin ama naag uu naftiisa ku sameeyo oo biyaha sidaas isaga keeno. Dhibka ay leedahay siigada wuxuu u qeybsamaa mid jirka iyo nafta iyo mid diinta. siigada waxay ka dhalataa kacsiga badan oo ka imaanaya hadalka naagaha ama […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurka ay keeni karto injirta

Cudurka ay keeni karto injirta Injirta cudurka ay keeni karto inataanan ka hadlin, waxaan ka hadlaynaa injirta siday ku dhalato iyo meelaha ay gasho. Injirta timaha madaha ayay ka dhalataa sidoo kale timaha shuunka iyo dharka. injirta wasakhda ayay ka dhalataa, middan way madowdahay, midda dharkana way caddahay teeda kale injirta cuduro badan ayay keentaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Shaaha aadka u kulul cudur daran ayuu keenayaa

Shaaha kulul oo hadda dabka laga soo dejiyay wuxuu leeyahay dhib daran. wuxuu keenayaa cudur xun, qofka shaaha kulaul mar kasta cabbaya waxaa ay sheegeen dhakhaatiirta inuu u keeni karo kansarka hunguriga ama dhuunta. sidaa awgeed waxaa habboon shaaha in la cabbo marka uu wax yar qaboobo. sidoo kale shaaha kulul carrbka ayuu u keenayaa […]

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka geela waxa uu u taro jirka

Hilibka geela waxa uu u taro jirka Hilibka geela wuxuu leeyahay burutiin badan, sidoo kale waxaa laga helaa macdanta birta iyo vitamin C, xitaa dhankan wuu kaga badiyaa hilibka idaha iyo hilibka lo’da. sidoo kale wuxuu leeyahay vitamin E. Hilibka geela subag badan ma laha ama baruur badan, wuxuu kaloo leeyahay Vitamin D iyo cusbo […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada Guud ahaan jirka markuu dareemo xasaasiyad ama waxyaalo uu dhibsanayo qofka wuxuu isku arkayaa cuncun. marka cuncunka inta badan wuxuu ka dhashaa nadaafad darrada, gaar ahaan meelaha laablaabka jirka, sida kilkilaha iwm. marka qofka uu xoqo meesha cuncuneysa  waxaa laga yaabaa inay guduudato ama nabro yaryar ay yeelayo. waxaa […]