Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka jirka Hilibka dhaylada waxaa lagu tiriyaa hilibka ugu fiican oo qofka uu cuno, waxaa la sheegay inuu dhaqsi ku dhalaalo dheefshiidakaNA si sahlan ugu shiidmo. Waxaa laga helaa awood aan lasoo koobi karin dhinaca caafimaadka jirka. Qofkii mar kaste cunayo hilibkaas wuxuu noqonayaa qof aan duqoobin, jirkiisa isma badalayo sida la […]
Sanbabka in la cuno diinta maxay ka qabtaa

Su’aasha: scw bahda daruur anaga hadan somali nahay ma cunno sanbabaka waan iska tuurnaa laakin wadamo badan muslin ayaa laga cunaa sambabaka markan waxan rabaa inad iga jaahil bxisan sanbabka in la cuno diinta maxay ka qabtaa. Jawaabta: Cunitaanka sambabka waa xalaal wax dhib ma laha diin ahaan, dadka soomaaliyeed dhaqan ahaan ayay uga tageen […]
Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican

Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican Marka laga hadlo hilib waxaa ugu fiican hilibka ariga. midka koowaad waa hilibka idaha waxaa kusoo xiga hilibka aricadka. Kaddib waa soo galaya booska seddexaad hilibka geela. Marka muxuu leeyahay hilibka ariga oo waxtar ah? Hilibka ariga waa hilib fudud xagga dheefshiidka marka loo eego midka […]
Sida ugu fudud loo sameeyo maraq garcadde

Maraqa dabiiciga ugu macaan badan qaabka loo sameeyo. Waxaad keenaysaa hilib ari kaddib waad jarjaraysaa wax yaryar baad ka dhigaysaa. waxaad keenaysaa basal iyo toon iyo filfilmadow iyo milix kaddib intaad saliid keento ayaad dabka saaraysaa markaas ayaad ku dalacaysaa basasha iyo kuwa kale kaddib hilibka ayaad ku shubaysaa markaad ku walaaqdo biyo ayaad ku […]
Waa maxay hilibka koftaha

Maxaa laga wadaa hilibka koftaha? Waa hilib la shiiday oo lagu daray basal iyo kabsarcaleen iyo baradho saliid macsaro dad ayaa ku darsada kaddib ayaa laga dhigay wax dhuuban, waxaa lagu dubaa dabka markaas ayaa lagu cunaa cuntada sida bariiska ama muufada ama baastada ama rootiga iwm. hilibka koftaha oo diyaarsan ma fiicna in lasoo […]
Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta

Hilibka iyo kartida raga xaga sariirta Hilibka shiilan waxyaalaha la gahelo xagga caafimaadka Cilmibaris ayaa lagu ogaaday raga hilibka cunta inay ka awood badan yihiin xagga galmada raga aan cunin, waxaa la sheegay hilibka inuu kordhinayo hormuunka raganimada kasoo sabab u ah kacsiga raga. Hilibka shiilan dufantiisa way ka yar tahay kan caadiga loo kariyay, […]
Hilibka guduudan dhib ma leeyahay

Hilibka guduudan dhib ma leeyahay Hilibka guduudan waxaa laga wadaa hilibka ariga iyo geela iyo lo’da iwm. waxaa cagsi ku ah hilibka cadka isagana waxaa lga wadaa hilibka digaaga iyo kalluunka iwm. marka hilibka sida lagu sheego ma aha xagga jirrada iyo caafimaadka. daraasooyin badan ayaa ku tuhma hilibka inuu leeyahay jirrooyin badan, aad bay […]
