Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa Su’aasha: Caaga bonbilaha ah oo xubnaha taranka dumarka loo sameeyay (siilka caaga) hadan isticmaalo siigo miyaa mise sidokale caagas hadan biyo iska keeno danbi miyaa Jawaabta: Siigada waxaa lagu qeexaa inaad biyaha isaga keento ama aad ku raaxaysanto wax xalaal aan kuu ahayn sida gacantaada ama wax […]
Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay

Qofkii sexy daawado ee ku siigeysta ma zinada ayay la mid tahay Su’aasha: Sxb su aal baan ku weydinaya qofkii daawada muuqaalo qaawan hadana ku siigesta zinada miyay ula mid tahay mahadsanid Jawaabta: Daawashada muuqalada qaawan waa dambi foolxun sidoo kale qofka inuu muuqaladaas ku siigaysto waa kasii xun tahay, laakin zinada qofka toos u […]
Siigada markaan bilaabay riyo waan iska waayay maxaa sabab u ah

Su’aasha: Siigada Markaan Bilaabay Ilaa Iyo Hada Oon Iska Daayay Riyo Waan Iska Waayay Markaa Astaan Miyay Utahay Inay Shahwadu Iga Dhamaatay Sidoo Kale Dib Miyaan UHeli Karaa Shahwadaydii Igaga Baxday Siigada Waliba Qaab Dabeeci Ah Jawaabta: Qofka marka uu biyihiisa siigo ku bixinayo riyada inta badan kuma biyabaxo, maxaayeelay riyada waxay u timaadaa dadka […]
Siigadu vitamin D may riddaa

Siigadu vitamin D may riddaa Su’aasha: Asc dr siigadu vitamin D may riddaa sidoo kale dadka dhiiga may kalaacda thanks dr Jawaabta: Siigada si toos uma saameyso vitamin D-ga laakin dhibka ay keenayso ee nafsaaniga iyo jirka wuxuu keeni karaa dhibaatooyin saameyn ku yeelan kara nafaqada jirka iyo vitamiinada uu u baahan yahay, maxaayeelay cudurka […]
Dhibta siigada qofka uu kala kulmo

Dhibta siigada qofka uu kala kulmo Su’aasha: Dhibaatooyinka Ay Siigadu Qofka Kusababto Ma Mar Kaliya Ayaa Laga Soo Wada Kabtaa Mise Aayar Aayar Ayaa Looga Soo Kabtaa Anigu Hada Ilawgii Badnaa Waan Kasoo Fiicnaanayaa Sidoo Kale Walwalkii Iyo Niyad Jabkiina Waan Kasoo Fiicnaanayaa Markaan Aafada Kudhex Jiray Noloshayduba Waxay Ahayd Shalayto Waxaan Niyada Iska Odhan […]
16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay sidee looga soo kabsadaa

Su’aasha: 16 jirkaygii Ayaan Siigada Bilaabay 20 jirkaygiina Waan Iska Joojiyay Hada 23 Jir Ayaan Ahay Wax Rajo Ah Ma Leeyahay Jawaabta: Haddii aad ka tagto sidaadii hore ayaad kusoo noqonaysaa waxaan kuu sheegayaa siigada inaysan fiicnayan dhinac walba, dhibka ay leedahay aad buu u badan yahay, webka ka dhex raadi si fiican ayaan uga […]
Nin siigo ka dhaarankaro majiraa horta

Nin siigo ka dhaarankaro majiraa horta Su’aasha: Asxaabteyda midkastoon wareysto waxay iisheegaan inay siigeystaan marka siigada ma wax qofkastoo sameeya miyaa teda kale adi laf ahaantaada ustaadow waad soo sameysay sowma ahan cileyn soomaalida wexee dhahaan geela laba jirka isla soo arag. Jawaabta: Shanta farood isku mid ma aha qof kastana ma siigaysto dad badan […]
