Subaxdii kacsi daran ayaan dareemaa niyada anoo dumar ku hayo maxaa xal ah

Subaxdii kacsi daran ayaan dareemaa niyada anoo dumar ku hayo maxaa xal ah

Subaxdii kacsi daran ayaan dareemaa niyada anoo dumar ku hayo maxaa xal ah Su’aasha: Asc walaal waxan rabaa inaad iga jaahilbixiso waxaan dareemaa kacsi badan oroortii marka salaad subax kadib hurdada aan ku laabto waxaa maskaxda iga soo galo gabdhaha xaafada mararka qaar geedka waxaan ku riixaa sariirta sidaas ayaab ku biyabaxaa anoo niyada ku […]

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa

Caaga bonbilaha oo raga ku raaxeystaan dambi miyaa Su’aasha: Caaga bonbilaha ah oo xubnaha taranka dumarka loo sameeyay (siilka caaga) hadan isticmaalo siigo miyaa mise sidokale caagas hadan biyo iska keeno danbi miyaa Jawaabta: Siigada waxaa lagu qeexaa inaad biyaha isaga keento ama aad ku raaxaysanto wax xalaal aan kuu ahayn sida gacantaada ama wax […]

Talo iga siiya sida loo joojiyo siigaysiga

Talo iga siiya sida loo joojiyo siigaysiga

Su’aasha: Wallal dhib weyn ayaa ihaysata dhibtaso ah sigeysiga wana joojin kari wayay ee talo isiya wallal Jawaabta: Webka talooyin badan ayaa ku jira sida siigada loo joojiyo oo kaa caawinaya, su’aalooyin badan ayaan ka jawaabay oo taada la mid ah waxaana ka mid ah qoraalladan: Habka loo joojin karo siigaysiga Sidee layskaga joojiyaa daawashada […]

Siigadu si toos miyay u yareysaa xubinka taranka ninka

Siigadu si toos miyay u yareysaa xubinka taranka ninka

Su’aasha: Siigadu Si-Toos Miyay U yaraysaa Xubinka Taranka Ninka Yacnii Intii Ilaahay Ugu Talo Galay Miyay Ka-Yaraysaa Ama Qofka Xubinkiisa Taranku Intuu Ahaa Intuuna Siigada Bilaabin Jawaabta: Siigada xubinka taranka ma yarayso ee way daciifisaa, geedka ninka markuu daciifana wuxuu u muuqanayaa inuu yar yahay, marka guud ahaan xubinta taranka dhibka ay u keenayso ayaa […]

Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa

Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa

Goormaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa Su’aasha: Goorma Ayaa La Odhan Karaa Qofku Siigada Wuu Kasoo Fiicnaan Karaa. Jawaabta: Marka uu si toos uga haro falka siigada, maxaayeelay siigadu saan in badan soo sheegnay waxay qofka u keentaa niyadjab iyo cudur nafsi ah, waxaa usii dheer nafaqada jirkiisa uu bilaash ku […]

Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay

Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay

Su’aasha: Xubinkayga Taranku Wuu Qaloocsamay Waliba Dhanka Midig Ayuu Uqaloocsamay Arintan Waxaa Igu Keentay Siigada Waayo Siigada Ka Hor Wuu Toosnaa Dhawr Jeer oon Webka Daruur.com Suaasha Ka Arkayna Waxaad Kaga Jawaabtay Kastuumada cidhiidhiga Ayaa Keenta Lakin Kastumada Inaga Igu May Keenin Ee Siigada Ayaa Igu Keentay Waanan Hubaa Markaa Maxaan Kula Tacaali Karaa Anoona […]