Hilibka dhaylada iyo caafimaadka iyo awoodda jirka

Hilibka dhaylada iyo caafimaadka jirka Hilibka dhaylada waxaa lagu tiriyaa hilibka ugu fiican oo qofka uu cuno, waxaa la sheegay inuu dhaqsi ku dhalaalo dheefshiidakaNA si sahlan ugu shiidmo. Waxaa laga helaa awood aan lasoo koobi karin dhinaca caafimaadka jirka. Qofkii mar kaste cunayo hilibkaas wuxuu noqonayaa qof aan duqoobin, jirkiisa isma badalayo sida la […]
Mucjisada ku sugan abuurista geela

Adduunka noole kaste wuxuu wataa wax ku tusaya jiritaanka Alle (SW) iyo awooddiisa, maanta marka aan wax yar ka sheegno mucjisada ku sugan abuurista geela waa mid lala yaabo. Ma og tahay neefka geela inuu cabbi karo biyaha badda oo dhanaanka ah?!! lagama yaabo inuu dhiigiisa kor u kaco maxaayeelay kellidiisa biyaha ayay u sifeynaysaa […]
Hilibka Geela weysada ma buriyaa

Hilibka Geela weysada ma buriyaa Su’aasha: Walaal hilibka Geela weysada ma buriyaa, waxaan arkay culimo ku doodeysa arintaas qaarna qaba inuu buriyo qaarna ay leeyihiin ma buriyo marka labadaas aragtiyood kee baan qaadan karaa oo kula saxan adi. Jawaabta: Walaal waa mas’alo fiqi ah oo culimada madaahibta isku khilaafeen qof kastana daliil ayuu haystaa, mas’alooyinka […]
Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican

Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican Marka laga hadlo hilib waxaa ugu fiican hilibka ariga. midka koowaad waa hilibka idaha waxaa kusoo xiga hilibka aricadka. Kaddib waa soo galaya booska seddexaad hilibka geela. Marka muxuu leeyahay hilibka ariga oo waxtar ah? Hilibka ariga waa hilib fudud xagga dheefshiidka marka loo eego midka […]
Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah

Fasirka hilibka geela oo ceerinka ah Su’aasha: Waxan ku riiyooday anoo Hilib geel 2kg ah oo suuqa ka soo gadanaya wuxuuna ahaa hilib nadiif ah oo qurxoon. Marka maxay noqon karta fasiirka riiyadaas. Jawaabta: Iibsashada hilibka geela waxaa lagu fasiraa inaad ka heli doontid hanti qof aadan ka filinaynin qof cadow kugu ah siiba hilibka […]
Sida ugu fudud loo sameeyo maraq garcadde

Maraqa dabiiciga ugu macaan badan qaabka loo sameeyo. Waxaad keenaysaa hilib ari kaddib waad jarjaraysaa wax yaryar baad ka dhigaysaa. waxaad keenaysaa basal iyo toon iyo filfilmadow iyo milix kaddib intaad saliid keento ayaad dabka saaraysaa markaas ayaad ku dalacaysaa basasha iyo kuwa kale kaddib hilibka ayaad ku shubaysaa markaad ku walaaqdo biyo ayaad ku […]
Waa maxay hilibka koftaha

Maxaa laga wadaa hilibka koftaha? Waa hilib la shiiday oo lagu daray basal iyo kabsarcaleen iyo baradho saliid macsaro dad ayaa ku darsada kaddib ayaa laga dhigay wax dhuuban, waxaa lagu dubaa dabka markaas ayaa lagu cunaa cuntada sida bariiska ama muufada ama baastada ama rootiga iwm. hilibka koftaha oo diyaarsan ma fiicna in lasoo […]
