Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad

Cuncunka xubinta taranka dumarka iyo qoyaanka cad Su’aasha: Asc waqti badan cuncun daran ayan ka dareemayaa alaabta hoose gaar ahaan labada faruuryo ee xubinta mararka qaar waxaa la socoda dhacaan cad ah oo adkaado sida caanaga garoorka camal taas maxaa sababo maxaa la dhihi karaa daawadooda Jawaabta: Waxay u badan tahay in infekshan jiro gaar […]
Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka

Daawada baabasiirka ugu fiican iyo noocyada uu yahay bawaasirka Su’aasha: Asc waxan raba inaan i sheegtan baabasiirta waxa ay tahay iyo astamaha lagu garto nabraha iyo babasita maxaa farqi ah u dhxeeyo babaasirtu dhiig miyay ledahay daawada ugu fican maxaa la dhihi karaa fadlan faahfhin dheraad iga siya idinkoo ku mahadsan howsha ad dadka u […]
Cudurka Jariirisada ama idinyada sababaha keena iyo daawada

Cudurka Jariirisada ama idinyada sababaha keena iyo daawada Jariirisada waxaa lagu yiraahdaa afka carbiga الدودة الدبوسية ama ديدان الأقصورة ama الحرقوص afka ingiriiskana waxaa loo yaqaanaa Pinworm. Bahalkan wuxuu ka mid yahay cudurada ugu caansan dunida wuxuu ku dhacaa inta badan caruurta, waana dhici kartaa inuu ku dhaco dadka waaweyn. Qofka marka uu hurdayo dhedigga […]
Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo

Cuncunka futada waxa keeno iyo sida loo daaweeyo Cuncunka dabada waxaa lagu yiraahdaa afka english Anal itching (pruritus ani). inta badan cudur astaan uma aha siyaabo badan ayaa keeni karta. dadka ay qabsato dhibaatadan waxay gaarayaan %5. Waxaa dhici karto xaaladaha qaar cuncunka futada inay ka dhashaan cudurada maqaarka ku dhaco sida cudurka loo yaqaano […]
Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada Guud ahaan jirka markuu dareemo xasaasiyad ama waxyaalo uu dhibsanayo qofka wuxuu isku arkayaa cuncun. marka cuncunka inta badan wuxuu ka dhashaa nadaafad darrada, gaar ahaan meelaha laablaabka jirka, sida kilkilaha iwm. marka qofka uu xoqo meesha cuncuneysa waxaa laga yaabaa inay guduudato ama nabro yaryar ay yeelayo. waxaa […]
Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa

Daba cuncunka maxa keeno sideena loo daaweeyaa Daba cuncunka waa arrin ku faafsan bulshada dumarka iyo raga naagaha waaweyn iyo gabdhaha yaryar caruurta dhamaan way qabsataa arrintan. sababaha keena cuncunka dabada way badan yihiin, badankooda waxay u noqnayaan nadaafadda qofka, sidoo kale xiliga waqtiga kulul ayay badan tahay arrintan. taas waxaa sabab u ah dhididka […]
Cuncunka wareegga futada maxaa sababaya

Cuncunka wareegga futada maxaa sababaya Qofka wuxuu la kulmaa mararka qaarkood cuncun uusan la joogin karin gaar ahaan dabada daloolkeeda, kaas oo dhib badan u keenaya qofka marka maxaa la dhihi karaa arintaas sabab u noqon kara? marka hore waxaa laga yaabaa nadaafad xumida qofka waxaa laga rabaa inuu si fiican isaga dhaqo meesha marka […]
