Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican

Hilib ari duban muxuu taraa

Hilib ari iyo midka la lo’da yaa fiican Marka laga hadlo hilib waxaa ugu fiican hilibka ariga. midka koowaad waa hilibka idaha waxaa kusoo xiga hilibka aricadka. Kaddib waa soo galaya booska seddexaad hilibka geela. Marka muxuu leeyahay hilibka ariga oo waxtar ah?   Hilibka ariga waa hilib fudud xagga dheefshiidka marka loo eego midka […]

Sida ugu fudud loo sameeyo maraq garcadde

Sida ugu fudud loo sameeyo maraq garcadde

Maraqa dabiiciga ugu macaan badan qaabka loo sameeyo. Waxaad keenaysaa hilib ari kaddib waad jarjaraysaa wax yaryar  baad ka dhigaysaa. waxaad keenaysaa basal iyo toon iyo filfilmadow iyo milix kaddib intaad saliid keento ayaad dabka saaraysaa markaas ayaad ku dalacaysaa basasha iyo kuwa kale kaddib hilibka ayaad ku shubaysaa markaad ku walaaqdo biyo ayaad ku […]

Waa maxay hilibka koftaha

blank

Maxaa laga wadaa hilibka koftaha? Waa hilib la shiiday oo lagu daray basal iyo kabsarcaleen iyo baradho  saliid macsaro dad ayaa ku darsada kaddib ayaa laga dhigay wax dhuuban, waxaa lagu dubaa dabka markaas ayaa lagu cunaa cuntada sida bariiska ama muufada ama baastada ama rootiga iwm. hilibka koftaha oo diyaarsan ma fiicna in lasoo […]

Hilibka guduudan dhib ma leeyahay

Hilibka guduudan dhib ma leeyahay

Hilibka guduudan dhib ma leeyahay Hilibka guduudan waxaa laga wadaa hilibka ariga iyo geela iyo lo’da  iwm. waxaa cagsi ku ah hilibka cadka isagana waxaa lga wadaa hilibka digaaga iyo kalluunka iwm. marka hilibka sida lagu sheego ma aha xagga jirrada iyo caafimaadka. daraasooyin badan ayaa ku tuhma hilibka inuu leeyahay jirrooyin badan, aad bay […]

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo

Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo kariyo Hilibka idaha vitamiinada laga helo iyo qaabka ugu fiican loo sameeyo. Waxaa haboon dab khafiif in lagu kariyo si uuna u isbaddalin. waxaa laga helaa hilibka idaha Vitamiin B iyo Vitamiin B12. Wuxuu ku fiican yahay in la dubo Qaabab kala duwanna waa loo […]

Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa

Hilbaha la shiilay iyo raaxada sariirta

Hilibka shiilan sariirta ayuu kaa caawiyaa Hilibka wuxuu ka mid yahay cuntooyinka ugu qiimaha badan nolosha. wuxuu kaalin weyn ka qaataa  koritaanka jirka iyo seedaha. hilibka waxaa ku jiro Burutiin. midkaas oo kordhinaya maaddo lagu magacaabo Dopamine taas oo ah maaddo kimikaal ah oo maskaxda saameysa waxayna keentaa kacsi. sidoo kale hilibka wuxuu wataa maaddo […]

Fasirka riyada hilibka ariga

Fasirka riyada hilibka ariga

Fasirka riyada hilibka ariga Su’aasha Asc walal, waxan xalay ku riyooday anoo Hilib ari ka soo gadaya kawaanka. hilib waxana ila socday laba wiil an aqaano saxiibo an nahay. marka hilib ariga muxuu noqon kara marka la soo gadaya ama asaga oo ceyrin ah Fasirka riyada hilibka ariga Jawaabta Hilibka ariga wuxuu tilmaamayaa hanti badan, […]