Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo

Kartida jirka iyo awoodda maskaxda habka loo soo celiyo Qofka ka sheeganaya daal iyo caajis iyo tabar darro ka timid vitamino jirkiisa ka dhiman awgeed, wuxuu isku daaweyn karaa daawooyinkan dabiiciga ah intuu isku daro ayuu subaxdii hal qaaddo ka cunayaa sidoo kale habeenkii, markuu hal usbuuc adeegsado wax weyn ayuu iska dareemayaa. 1- nus […]
Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa

Qoraxda waqtiyadee ay wanaagsan tahay maxaana laga faa’idaa Su’aasha: ASC Wll waxaan rabaa inaa muuqaalka uga hadasho qorax Qoraxda maxay tahay maadooyinka& fitiminida ay soo deeyso Ma jiraan waqti jidhka aan u wanagsaneenin in loo dhigto Gorma ayuu u wanaagsan yahay qofka in uu jidhka udhigo, qof kasta ma u fiican yahay. Jaza-kallaahu kheyrat bahda […]
Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa Su’aasha: Asc wr wbrk wallo waxan idin waydiyay kininka caruurta lasiyo ma fiican yahay ee magacisa layidha forever kids Jawaabta: Kaniinigan Forever Kids wuxuu ka mid yahay vitaminada hal meel laysugu keenay, wuxuu wataa dhowr vitamino oo jirka u roon iyo koriinka ilmaha oo ay mid […]
Siigadu vitamin D may riddaa

Siigadu vitamin D may riddaa Su’aasha: Asc dr siigadu vitamin D may riddaa sidoo kale dadka dhiiga may kalaacda thanks dr Jawaabta: Siigada si toos uma saameyso vitamin D-ga laakin dhibka ay keenayso ee nafsaaniga iyo jirka wuxuu keeni karaa dhibaatooyin saameyn ku yeelan kara nafaqada jirka iyo vitamiinada uu u baahan yahay, maxaayeelay cudurka […]
Qoraxda jirka maxay u tartaa goormayna jirka madoobeysaa

Su’aasha: Asc walaal mudo 8 bilood ah qorax ismaa nan arag habeenkii ayaa bixi jiray maalintii waan jiifi jiray marka taas dhib miyey lee dahay Qofka bini aadamka ah ilaa maalintii intee ayuu qorax u baahan yahay qoraxdana maxaa laga helaa tan kle ninka raga ah qoraxda jirkiisa awood miyey sii saa qoraxda dadka madoobayso […]
Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda

Daawada kordhisa maadada Zinc magaceeda Su’aasha: Asc waxaan doonayaa inaad iga caawisaan magaca loo yaqaan daawada loo isticmaalo kordhinta maadada Zinc magaceeda, iyo daawooyinka finka loo isticmaalo ee maadooyinka Acidka leh magacyadooda Sida Daawada Niacinamide waxaan u baahanahay Daawooyin iyo cuntooyinkan ay ku badan tahay Acidka. Jawaabta: Daawooyin badan ayaa jira oo zinc wata waxaa […]
Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay

Digirta salbukada maxay faa’ido leedahay Su’aasha: Waxaan su,aalaaya. Ee digirta salbukada maxay faa’ido ah ay leeyahay. Jawaabta: Salbukada waxaa loo yaqaanaa afka carabiga المَاشُ ama المَجُّ ama المَجَّةُ ama المُجَاجُ ama اللوبياء الشعاعية afka igiriiskana waa: Mung bean ama saynis ahaanna waa: Vigna radiata, waxay ka baxdaa dalal badan asal ahaanna waxay kasoo jeeddaa dalka […]
