Dhididka urka badan farjiga haweenka sida loo daaweeyo

Dhididka urka badan farjiga haweenka sida loo daaweeyo

Dhididka urka badan farjiga haweenka sida loo daaweeyo Su’aasha: scw walaalayaal waxan gabar waxaan isku arkay dhidid badan siilka maqaarka banaanka oo dhan qoyaya waxaa ugu daran markaan kastuumo xirto dhididka wuxuu usoo uraa qaab aan loo adkaysan karin sabab u ah maxaase lagu dawyn karaa Jawaabta: Dhididka aad ka dareemayso farjiga waxyaalo badan ayaa […]

Keeshali ama rajabeeto caafimaadka naasaha dhib ma u keenaysaa

Keeshali ama rajabeeto iyo caafimaadka naasaha

Keeshali ama rajabeeto caafimaadka naasaha dhib ma u keenaysaa Su’aasha: scw bahda daruur  gabadha haday mar kaste xirato keeshali xaga caafimaadka dhib ma u keeni karaa mise waa caadi . Jawaabta: Keeshali ama rajabeeto ama naascelis wixii lagu magacaababa waa maro caadi ah aan dhib u keenin xagga caafimaadka, labiska ayay la mid tahay sida […]

Hadaan kastuumada jeexa faruuryaha waweyn iska galiyo sigo miyaa

Hadaan kastuumada jeexa faruuryaha waweyn iska galiyo sigo miyaa

Hadaan kastuumada jeexa faruuryaha waweyn iska galiyo sigo miyaa Su’aasha: walalyal gabar wali gursan ayan ahay waxan sameyaa arrin caado an ka dhigtay waxan dhexgaliyaa kastumada labada faruur waweyn ee xubintayda taranka kadib ayan laba dhinac udhaqajiyaa sidaas ayaan ku raaxaysta anoo gacan ku taban mala dhihi karaa sigo waaye dhib inay ii keento malga […]

Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa

Urka cagaha maxaa keeno

Urka cagaha maxaa keeno maxaana lagu daaweeyaa Bad smell of the feet, causes and treatment Sida la og yahay dad badan ayaa ka sheegta urka ama shiirka cagaha oo aan loo adkaysan karin waxaa keeno sababo badan waxaa ugu muhimsan sababaha soo socda: 1- Dhididka xadka ka baxsan, waa xaalad jirka soo daayo dhidid badan […]

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada

Cuncunka xubnaha taranka sababaha iyo daawada Guud ahaan jirka markuu dareemo xasaasiyad ama waxyaalo uu dhibsanayo qofka wuxuu isku arkayaa cuncun. marka cuncunka inta badan wuxuu ka dhashaa nadaafad darrada, gaar ahaan meelaha laablaabka jirka, sida kilkilaha iwm. marka qofka uu xoqo meesha cuncuneysa  waxaa laga yaabaa inay guduudato ama nabro yaryar ay yeelayo. waxaa […]

Kastuumada ama dharka gudaha cudur ma keenaa

Kastuumada ama dharka gudaha cudur ma keenaa

Kastuumada ama dharka gudaha cudur ma keenaa Kastuumada ama nigiska waa dharka gudaha oo lagu asturo cowrada hoose. waa maxay cudurka ay keeni karaa? waa dhar si dhaqsi ah ku wasakhoowa, taasna waxaa sabab u ah xubnaha taranka aad bay u kululaadaan marka dhidid ayaa  ka dhasho kuleylka baruurta jirka hoose marka meesha isla markii […]