Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa

Sage oil saliida la dhaho timaha miyay madoobaysaa Su’aasha: scw bahda daruur waad ku mahadsan tihin webkan qiimaha badan waxaan rabaa inaad iiga soo jawaabtan su’aasha ah saliida la yiraahdo sage oil timaha miyay madoobeysaa daawada timahalagu madoobeeyo iyo iyada maxay isdhaamaan? Jawaabta: Saliida sage oil ( زيت الميرمية ) marka qofka madaxa mar kaste […]
Cirada marka la tifo masoo badataa mise way yaraataa

Su’aasha: Xabad Xabad Ciro Ayaan Leeyahay Markasta oon Mid Isku Arkana Waa Gooyaa Dadka Qaar Ayaa Yidhaahda Hadii La Googooyo Waysii Badataa Halka Qaar Kalana Yidhaahdaan Way Sii Yaraataa Labadaa Fikradood Midkee Saxan Mahadsanid. Jawaabta: Cirrada in la tifo waa laga fiican yahay diin ahaan waa karaaho, axaadiis ayaa kusoo aroortay oo reebaysa arrintaas, waxaa […]
Anoo 20 jir ah cirro ayaa igu soo badanaysa maxaa xal u ah

Anoo 20 jir ah cirro ayaa igu soo badanaysa maxaa xal u ah Su’aasha: Asalaamu Caleykum. Shiikha waan u mahad celinaya wana bogadinaya shaqadan fiican ee uu hayo. Su’aasheyda hadaan u guda galo dhakhtar waxaa igu sii badaneysa ciro timaha madaxa iyado da’adeydu ay tahay 20jir. markaa maxad warbixin iga siin lahayd ciladan maxaase igula […]
Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah

Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah Su’aasha: Qofka marka uu qabaysanayo wuxu isku arka timaha oo shambada soo racaya mar kaste waaye taas maxaa la dhihi karaa dawo malo helaa timaha dhacaya, daawo dabiici ah hadi la heli karo iso shega. Timaha maxaa daadiyo maxaana daawo u ah Jawaabta: Timaha waxaa daadiya sababo badan […]
Cudurka ay keeni karto injirta

Cudurka ay keeni karto injirta Injirta cudurka ay keeni karto inataanan ka hadlin, waxaan ka hadlaynaa injirta siday ku dhalato iyo meelaha ay gasho. Injirta timaha madaha ayay ka dhalataa sidoo kale timaha shuunka iyo dharka. injirta wasakhda ayay ka dhalataa, middan way madowdahay, midda dharkana way caddahay teeda kale injirta cuduro badan ayay keentaa […]
Bidaarta noocyada ay tahay iyo sababaheeda

Bidaarta noocyada ay tahay iyo sababaheeda Bidaarta waa wax caadi ah oo qofka ku dhacaysa inta badan waxay ka mid tahay waxyaalaha layska dhaxlo, inta badan aabaha ama awoowaha iyo abtiyaasha ayaa laga dhaxlaa. Inta badan waxay qofka ku soo bilaabataa marka uu 25 gaaro bidaarta aad bay u kala duwan tahay mid waxaa jirta […]
Timaha daadashadooda sida fudud loo daaweeyo

Marka hore waxaa la keenaa toon kaddibna si fiican ayaa loo shiidaa markaas waxaa lagu daraa saliid saytuun kaddib dabka ayaa la saarayaa ilaa 6 daqiiqo kaddib iyagoo qandac ah ayaa si fiican loogu daliigayaa madaxa markaas kaddib waxaa la sugayaa 1 saac oo kale markaas ayaa laga dhaqayaa waxaa la samaynayaa 2 jeer toddobaad […]
