Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa

Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa

Geedka Dhafaruur ama muryo loo yaqaano muxuu taraa Dhafaruur ama muryo afka qalaadna Grewia tenax, phalsa cherry, white crossberry, raisin bush, gangara, gangu, ama kanger,  carabigana waxaa loo yaaqaanaa القضيم   ama  القنطريون الأحمر  waa geed miro macaan badan dhalo wuxuu ka baxaa Africa saxaraha lagasoo bilaabo ilaa Tanzania iyo qayb ka mid ah koonfur Africa […]

Daalka badan maxaa keeno

Daalka badan maxaa keeno

Daalka badan maxaa keeno Su’aasha: Walaal waxaan rabaa inaan ogaado daalka daran maxaa keeno mid la dareemayo qofka soon ordin ama shaqo qabanin wax yar marka uu qabto daal daran ayuu dareemayaa taas maxaa la dhihi karaa. Jawaabta: Daalka daran waxaa loo yaqaanaa afka carabiga الإرهاق   afka engilishkana in English Fatigue. daalka caadiga ah wuxuu […]

Hilibka geela waxa uu u taro jirka

Hilibka geela waxa uu u taro jirka

Hilibka geela waxa uu u taro jirka Hilibka geela wuxuu leeyahay burutiin badan, sidoo kale waxaa laga helaa macdanta birta iyo vitamin C, xitaa dhankan wuu kaga badiyaa hilibka idaha iyo hilibka lo’da. sidoo kale wuxuu leeyahay vitamin E. Hilibka geela subag badan ma laha ama baruur badan, wuxuu kaloo leeyahay Vitamin D iyo cusbo […]