Timaha cuncunaayo waxa keeno iyo daawada

Timaha cuncunaayo waxa keeno iyo daawada

Timaha cuncunaayo waxa keeno iyo daawada Su’aasha: Wll wnku salamay waxaa aad ii cun cuna timaha salkooda marka maxaa keena timaha salkooda inay cun cunaan ma jirtaa dawo ama saliid cun cunkaasi baa bi ineyso ta kale timaha waan dhaqaa markasta lkn waana jara marka maxaa arintan keeni karaa ileedahay sxb. Jawaabta: Cuncunka timaha wuxuu […]

Nabar ayaa xubinta taranka igaga soo baxay daawadee u fiican

Nabar ayaa xubinta taranka igaga soo baxay daawadee u fiican

Su’aasha: nabar ayaa igaga yaala salka gedka meesha caloosha xigta waana soo kuusan yahay meeshana way bararsan tahay halis miyaa mise waa nabar dabiici ah maxaan ku daaweyn karaa Jawaabta: Nabar ama fin oo caadi ah inuu yahay ayay u badan tahay oo ka dhashay xasaasiyad ama dhididka iyo kulaylka meesha, wuxuu halis yahay haddii […]

Dhagaha iyo dhanxaniga oo i cuncuna

Dhagaha iyo dhanxaniga oo i cuncuna

Su’aasha: Asc dhaman bahda salan kadib Waxan isku arkay cun cun dhagaha gar ahan mida bidix iyo dhanxaniga waliba markay cuncunkaas igu bilowdo waan hindhisaya waliba said sida qof sanbor hayo cml mana qabo sanbor waxan kolki hore moday sanbor waxana isku barobeyay waxwalbo sanborka qofka qabo kukicinkaro iyo melaha buxta badan waxna kama aan […]

Cuncun aan hebeenkii lala seexan karin sababaha iyo daawada

Cuncun aan hebeenkii lala seexan karin sababaha iyo daawada

Cuncun aan hebeenkii lala seexan karin sababaha iyo daawada Su’aasha: qof says habeenkii markay sanqadhu istaagto waxa ku bilaabmaya cuncun daran,oo u diidey hurdada. cuncunkaasi wuu sii bataan uun,qofku calaamad kale iskumuu arkin maxaa qofkaa lagu sheegi karaa daawadiisa ka hirtaga dadka kale si aanay ugu dhici Autoimmune ma noqon karaa oo isagu ma is […]

Fin ayaa geedka geeskiisa iiga soo baxay maxa lagu daweenkaraa

Fin ayaa guska geeskiisa iiga soo baxay maxa lagu daweenkaraa

Fin ayaa geedka geeskiisa iiga soo baxay maxa lagu daweenkaraa Su’aasha: Waxaa fin iiga soo baxay xubintayda taranka geeskeeda bidix maxaan u isticmaali karaa wll. Jawaabta: Finka kasoo baxo xubinta taranka waxaa laga yaabaa inuu ka yimid bakteeriya ama dhididka iyo wasakhda ka dhalan karta dhididkaas siiba marka qofka uu muddo ku jiro kastuumada, hadduusan […]

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena

Finka iyo cuncunka xiniinyaha maxaa keena Su’aasha: Asc dr waxaan ku weydiin lahaa  xiniiyaha waxaa iga haysta cun cun waxaa ii dheer finan iga soo baxay xiniiyaha. Jawaabta: Walaal in badan ayaan kasoo hadalnay cuncunka xiniinyaha ku dhaco,  waxa keena iyo sida loo daaweeyo, xaniinyaha waxay ka mid yihiin xubnaha ugu muhimsan raga, waa xubnaha […]

Fin doobka ma siigadaa daawo u ah

Fin doobka ma siigadaa daawo u ah

Fin doobka ma siigadaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan idiin weydiinaa fimanka wajiga ka soo baxa ee loo yaqaan fin qooqa dawadiisa inay siigada tahay ayaan maqlay aniga laftirkeyga markaan tijaabiyay waan arkay marka arintaas maxaa ka jir wll Jawaabta: Sheekada oranaysa fin doobka wuxuu ka dhashaa kacsiga sax ma ah. waxaa jira rag iyo […]