Dhuunta ayaa wax iga soo baxeen ma aqaano maxaa talo ah

Su’aasha: Dhuunta ayaa wax iga soo baxeen ma aqaano Mxaa sameeyaa Daruur Jawaabta: Adiga wax faahfaahin ah maadan soo gubinin oo dhuunta kaa haysto sidee lagu ogaan karaa waxa uu yahay dhibka ku haysto, waxa dhuunta kaaga soo baxay nabar miyaa fin miyaa miyuu kaga soo baxay dibadda ama gudaha? xanuun miyuu leeyahay, waxaas oo […]
Finka ama nabarka carabka waxa keeno

Finka ama nabarka carabka waxa keeno Su’aasha: Waxaan raba inad ii sheegtaan carabka maxaa u keeno fin ama nabar oo xanuun badan xataa liin dhanaan marka ay gaarto aad u balbala cudur miyaa keeno oo gaar ah fadlan ii cadeya . Jawaabta: Carabka waxaa u keeno inay nabro ama finin kasoo baxaan sababo badan waxaa […]
Midabyada carrabka iyo cudurada xiriirka ka dhexeeya

Su’aasha: Waxaan rabaa inaan ogaado sabata ay u eegayaan dhakhaatiirta carabka qofka ay baarayaan marka la rabo in la ogaado jirada hayso fadlan jawaab ayaan idinka sugayaa aad baad ugu mahadsan tihiin. Jawaabta: Waa sax dhakhaatiirta inta aysan baarin qofka waxay eegayaan carabkiisa taasna waxaa ugu wacan midabka carabka wuxuu tilmaamayaa xaaladda jirka dhinka caafimaadka […]
Shaaha aadka u kulul cudur daran ayuu keenayaa

Shaaha kulul oo hadda dabka laga soo dejiyay wuxuu leeyahay dhib daran. wuxuu keenayaa cudur xun, qofka shaaha kulaul mar kasta cabbaya waxaa ay sheegeen dhakhaatiirta inuu u keeni karo kansarka hunguriga ama dhuunta. sidaa awgeed waxaa habboon shaaha in la cabbo marka uu wax yar qaboobo. sidoo kale shaaha kulul carrbka ayuu u keenayaa […]
