Ukunta iyo cayilka jirka Ukunta guud ahaan jirka ayay wax u tartaa, sidoo kale waxaa jira daraasooyin kala duwan oo kusaabsan arrinkan Ukunta waxay ka mid tahay cuntooyinka la jecel yahay, dadka qaarkooda quraac ukun la’aan ma cuni karaan. dad waxay ka helaan ukun fuursan dadna waxay ka helaan ukun duban. si kastaba ukunta meelo […]
Ukunta iyo cayilka jirka
