Canuuniga ma kansarka buu ka hortagaa

Canuuniga ma kansarka buu ka hortagaa Su’aasha: Geedka canuuniga mala dhihi karaa caafimaadka ayuu u fiican yahay, waxaan maqlay cudurka kansarka wuu ka hortagaa hadalkaas maxaa ka jiro. Jawaabta: Geedka canuuniga oo loo yaqaano afka ingiriiska Soursop ama graviola ama guyabano afka carabigana قشطة شائكة , waa geed aad u fiican oo laga helo faa’idooyin […]
Isticmaalka taabuuga maxaa laga dhaxlaa

Isticmaalka taabuuga maxaa laga dhaxlaa Su’aasha: Inkastoo aan aniga isticmaalin hadana Waxaan rabaa inaan wax ka ogaado halisaha uu leeyahay daroogada saameysay dhalinyarada ee loo yaqaan taabuu taasoo aan maqlay in ay haliso badan leedahay balse dadka qaar ee isticmaalana waxay iigu sheegeen inay ka helaan firfircooni jireed iyo mid maskaxeed bal warbixin iga sii […]
Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay

Kareemka jirka lagu caddeeyo dhib ma leeyahay Kareemka jirka lagu cadeeyo dhibaato ayuu u keenayaa dadka isticmaalo: Adeegsiga Kareemka jirka lagu caddeeyo muddo badan wuxuu maqaarka usoo dedejiyaa duqnimo. qofka in badan adeegsadan Kansar ayuu u keenaa siiba marka ay qorraxda jirkiisa ku dhacayso sidaa awgeed qofka marsado waa inuu marsadaa kareemka qorrxada loogu talaggalay […]
Seytuunka iyo caafimaadka jirka

Seytuunka wuxuu ka mid yahay furuutka waxtarka badan leh jirka, oo daawo noqon kara, caafimaadka ayuu u roon yahay. Faa’idooyinka laga helo seytuunka waxaa ka mid ah: Seytuunka wuxuu ka hortagaa burukiinada iyo hargabka siiba caruurta yaryar. sidoo kale wuxuu u roon yahay qufaca wuu daaweeyaa, sharoobooyinka qaar seytuun ayaa ku jira. sidoo kale seytuunka […]
Filfil madow iyo caafimaadka fiican wax ka ogow

Filfil madow iyo caafimaadka fiican wax ka ogow Filfil madow aad baa loo adeegsadaa maanta waxaad ogaataa faa’idada ay u leedahay caafimaadka qofka. Cilmibaaris dhakhaatiir ah waxay sheegeen in geedkan uu ka hor tago cudurka kansarka sidoo kale wixii sun ah oo jirka soo galaya. geedkan qiimaha badan wuxuu u roon yahay dadka u baahan […]
Shaaha aadka u kulul cudur daran ayuu keenayaa

Shaaha kulul oo hadda dabka laga soo dejiyay wuxuu leeyahay dhib daran. wuxuu keenayaa cudur xun, qofka shaaha kulaul mar kasta cabbaya waxaa ay sheegeen dhakhaatiirta inuu u keeni karo kansarka hunguriga ama dhuunta. sidaa awgeed waxaa habboon shaaha in la cabbo marka uu wax yar qaboobo. sidoo kale shaaha kulul carrbka ayuu u keenayaa […]
Hilibka geela waxa uu u taro jirka

Hilibka geela waxa uu u taro jirka Hilibka geela wuxuu leeyahay burutiin badan, sidoo kale waxaa laga helaa macdanta birta iyo vitamin C, xitaa dhankan wuu kaga badiyaa hilibka idaha iyo hilibka lo’da. sidoo kale wuxuu leeyahay vitamin E. Hilibka geela subag badan ma laha ama baruur badan, wuxuu kaloo leeyahay Vitamin D iyo cusbo […]
