Injirta aan bixin xalka ugu fiican loo hayo

Injirta aan bixin xalka ugu fiican loo hayo Su’aasha: Waxay igu tiri ” waxaan ahay gabar waxaa i heysta bahalkan loo yaqaano injir maalin walba 100 ama ka badan ayaa laga soo saaraa madaxayga oo injir ah waa maalin kasta waxaan wadey muddo sanad ah xittaa 2 3 illaa afar sano u malaynayaa walaal mana […]
Xadiiska injirta Sheekh Umal iyo Suufiyada yaa ku saxan

Xadiiska injirta Sheekh Umal iyo Suufiyada yaa ku saxan Su’aasha: Axaadiista injirta fasirkooda waa sidee ma sh umal Ayaa ku saxan Mise suufida? Jawaabta: Xadiis ayaa soo arooray oo tilmaamaya nabiga (SCW) madixiisa in ay xaaskiisa u fiirfiirin jirtay waxaa la mid ah axaadiis kale iyaga isla macnahaas wata waxaa ka mid ah xadiiskan: (عَنْ […]
Gabar riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa

Gabar riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa Riyada: Asc gabar reer leh ayaan waxay ku riyootay iyadoo madaxeeda intay dhabta saaratay injir ka guraysa maxay noqonkartaa wll Fasirka: Riyada waxay tilmaamaysaa inay ka badbaadi doonto dhibaatooyinka murugta ku haya, injirta riyo marka lagu arko guud ahaan waxay tilmaamaysaa fikir iyo rafaad […]
Cudurka ay keeni karto injirta

Cudurka ay keeni karto injirta Injirta cudurka ay keeni karto inataanan ka hadlin, waxaan ka hadlaynaa injirta siday ku dhalato iyo meelaha ay gasho. Injirta timaha madaha ayay ka dhalataa sidoo kale timaha shuunka iyo dharka. injirta wasakhda ayay ka dhalataa, middan way madowdahay, midda dharkana way caddahay teeda kale injirta cuduro badan ayay keentaa […]
