Shaaha kulul oo hadda dabka laga soo dejiyay wuxuu leeyahay dhib daran.
wuxuu keenayaa cudur xun, qofka shaaha kulaul mar kasta cabbaya waxaa ay sheegeen dhakhaatiirta inuu u keeni karo kansarka hunguriga ama dhuunta.

Shaaha aadka u kulul cudur daran ayuu keenayaa
Shaaha aadka u kulul cudur daran ayuu keenayaa

sidaa awgeed waxaa habboon shaaha in la cabbo marka uu wax yar qaboobo.
sidoo kale shaaha kulul carrbka ayuu u keenayaa nabro yaryar, taasna waxay ka dhalanaysaa kulaylka shaaha uu gaarsiinayo carrabka.

 

Shaaha badan xitaa waa laga digay, ma aha qofka inuu aad u cabbo shaah.
dadka cabbo shaaha iyagoo gaajaysan waxaa uu u keenayaa dhibaato caloosha la xiriirta, shaaha wuxuu ku fiican yahay marka qofka uu cunto qaato.
maxaayeelay wuxuu shiidaa cuntada.

Leave a Reply