Categories
Caafimaadka Health

Faa’idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa’idooyinka mooska waxtarka caafimaad laga helo Mooska iyo caafimaadka Mooska waa furuut caan ah waliba dalka Soomaali lagaga dambeeyo. adduunka marka qofka ajnabiga ku weydeeyo dalkaaga oo aad tiraahdo soomaali baan ahay wuxuu kugu dhahaa: Muuska soomaali oo kale lagama helo dunida. mooska soomaali waxaa aad u faafiyay gumaysiga Taliyaaniga. illeen way ka ganacsan jireen. […]

Categories
Caafimaadka Health

Cudurka Aydhiska HIV astaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo

Cudurka Aydhiska HIVastaamihiisa iyo qaababka laysugu gudbiyo Cudurka Aydhiska (HIV)  waa maxay ? Waa cudur aad u daran, wuxuu dilayaa isdifaaca jirka. Ilaa iyo haddana daawo rasmi ah looma helin. Aydhiska waa cudur degdeg ku faafo sida loo qaado aad bay u fududdahay.  cudurka aydhiska waxaa laysaga qaadaa galmada nooc kaste ha ahaato. Nin aydhis […]

Categories
Caafimaadka Health

Urka dhididka ma astaan buu u yahay cudur halis ah

Urka dhididka ma astaan buu u yahay cudur halis ah Urka dhididka waxaa laga wadaa meelo jirka ka mid ah oon shiir lahayn inay shiiraan. sida meelaha laablaabka jirka lugaha salkooda cajiraha iyo lugaha marka kabo ay muddo ku jiraan. urkaas daran dadka way ku kala duwan yihiin. dad waxaa jira aad usoo uro dhididkooda […]

Categories
Caafimaadka Health

Urka afka sababaha keeno iyo daawada

Urka afka sababaha keeno iyo daawada Urka afka sababo badan ayaa keeno, afka marka uu uro dhib ayuu u keenayaa qofka dhinac walba. sababo badan ayaa keena , sababaha keena waxaa ka mid ah sida soo socota: Cuntada waxay ka mid tahay sababka ugu weyn af urka keena. tusaale ahaan toonta iyo basasha afka ayay […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuncunka siilka maxaa keeno sideena loo daaweeyaa

Cuncunka siilka maxaa keeno sideena loo daaweeyaa Cuncunka siilka waa wax aad u dhib badan gabadha aad bay u ciriiriyaa. iyadoo meel bulsho taagan ayaa ay qabsanaysaa arrintaas waa dhib. siil cuncunka maxaa keeno maxana daawo u h?. siil cuncunka afka English waxaa loo yaqaanaa Vaginal Itching mararka qaarkooda lama ogaan karo sababta keenaysa, mararka […]

Categories
Caafimaadka Health Sawirada

Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento

Xalwada marka layska badiyo cudurada ay keento Xalwada waa wax aad u macaan, dadka badankooda way ka helaan, laakin waxaa loo baahan yahay waxa marka la cunayo inuu qiyaas lahaado haddii kale wuxuu keenaa dhib weyn. xalwada haddii layska badiyo caafimaadkaaga ayay halis galinaysaa. dhibaatooyinka ay keento waxaan ka mid ah. Xalwada marka layska badiyo […]

Categories
Caafimaadka Health

Kaniiniga cayilka Periactin goormuu dhib keenaa

Kaniiniga cayilka Periactin goormuu dhib keenaa Kaniinga lagu magacaabo PERIACTIN wuxuu ka mid yahay daawada cayilka keento, siiba midka 4MG, daawadan waxay furtaa cuntada qofka qaato wuxuu cuni karaa cunto badan, dadka caatada ah qaarkooda waxaa caatanimada u keeno cunta yarida. cuntada marka ay wax yar ka cunaan ma wadi karaan durbaba way dhergayaan. siiba […]