Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada

Xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada Su’aasha: Asc salan kadib haday xaaska wax Dareen ah Aysan daremin xiliga galmada si kastoo laku raxeyo gacanta maxan sameyaah oo talo ah: Jawaabta: Su’aashan in badan ayaan ka jawaabnay linkiyadan ayaad ka akhrisan kartaa qaabka aad kula dhaqmi karto xaaska aan dareenka lahayn. We have answered […]
Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta

Sababta ay u xanaaqdo xaaska xiliga sariirta Su’aasha: scw, bahda daruur gabadha xiliga sariirta maxay u xanaaqaysaa dumar badan ayaa sidaas ah xanaaqa hablaha xiliga raaxada galada maxaa sababo waliba marka galmada ay dhamaato ayay xanaaqaysa taas ma ii fasiri kartaan raga badan ayana ka sheegta. Jawaabta: Dumarka kacsiga badan ayaa arrintaas u badan taasna […]
Ninkayga sigaarka ayaan isku dagaalnaa ila taliya

Su’aasha: NINKAYGA SIGAAR SI XUN AYUU U CABAA AFKIISA AAD AYUU USOO URAA IYO DHARKIISA IYO TIMAHISA, MARKA AAN SARIIRTA WADA TAGNO WAAN KIRAHSADAA WAXAN KU DHAHAA AAD BAD USOO URAYSAA ARINTAAN ILAAHAY RALI KAMA AHA WUU IGA XANAAQAA ASOO XANAAQSAN AYUU SEEXANAA MALAA’IGA MIYAY I LACNADAYNAYSAA HADUU SEEXDO ASOO ARINTAAS IIGA XANAAQSAN. Jawaabta: Malaa’iga […]
Qaabka raaxada raga ugu jecelyihiin

Qaabka raaxada raga ugu jecelyihiin Su’aasha: scw bahda daruur waxan raba inaan ogaado qaabka galmada ama raaxada raga ugu jecelyihiin, nimanka naag marka ay guursadaan ay caruur u dhaho naag kale maxay u raadiyan mala dhihi karaa galmada aya ku yaratay raaxo kale ayuu ninka raadinayaa , ninka muxuu jecel yahay. Jawaabta: Dadka guud ahaan […]
Hablaha ooya xiliga raxaada socota ma jiran yihiin

Hablaha ooya xiliga raxaada socota ma jiran yihiin Su’aasha: scw bahda daruur waxan qaba su’aal muhim ii ah marka aan kacsado oohin ayaan isku arkaa mararka qaar inaan qayliyo ayan rabaa arintaas ma cudur baa la dhihi karaa teeda kale wax layska jojin karo miya mise waa wax caadi ah? Jawaabta: Dareenka kacsiga hablaha way […]
Ninka geedkisa cabirka ugu fican u naagtisa ku qancin karo

Ninka geedkisa cabirka ugu fican u naagtisa ku qancin karo Su’aasha: A S C, su’aashan qabo waxa weeyan ninka geedkisa cabirka ugu fiican u xaaskisa ku qancin karo wa imisa teda kalena cabirka geedka ugu fiican e ninka shahwadisa sii toos ah ugu shubi karo gabadha sii ay uur uqaado wa nuuce fahfaahin iga siiya […]
Gabdhaha raaxada ninkooda aan deeqin

Gabdhaha raaxada ninkooda aan deeqin Su’aasha: Marka an jameeca dhameeno kadib ayaa gacanteyda isticmaala. Jawaabta: Naagta iyo ninkeeda istiinka wuu u banaan yahay, wayna istaataaban karaan, gabadha inay ku raxaysan weyso galmada dabiiciga ah waxaa laga yabaa inay sabab u tahay qaangaarkeeda ayay gacanta baratay, marka isku day inaad ku raaxaysato galmada ninkaaga oo dabiiciga […]
