Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban

Waxtarka baytaraafka xagga caafimaadka oo kooban Geedka baytaraafka ama baarbiyaatarka oo afka carabiga loo yaqaano الشمندر ama الشوندر ama البنجر ama الباربة ama السلق afka ingiriiskana loo yaqaano Beta vulgaris ama beet wuxuu ka mid yahay qudaarta aadka ugu fiican caafimaadka waxaa laga helaa faa’idooyin badan aan lasoo koobi karin. Wuxuu leeyahay Vitamin B iyo […]
Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa

Kaniinka Forever Kids ee caruurta la siiyo muxuu taraa Su’aasha: Asc wr wbrk wallo waxan idin waydiyay kininka caruurta lasiyo ma fiican yahay ee magacisa layidha forever kids Jawaabta: Kaniinigan Forever Kids wuxuu ka mid yahay vitaminada hal meel laysugu keenay, wuxuu wataa dhowr vitamino oo jirka u roon iyo koriinka ilmaha oo ay mid […]
Hilibka dibiga dheylaha 6 Vitamin ugu muhimsan uu jirka siiyo waa maxay

Hilibka dibiga dheylaha 6 Vitamin ugu muhimsan uu jirka siiyo waa maxay Hilibka dheylaha waxaa laga wadaa guud ahaan hilibka xoolaha da’da yar. Hilibka dhaylaha dibiga wuxuu wataa borotiin badan oo dhisi kara lafaha jirka sidoo kale wuxuu siiyaa jirka wood badan. Hilibka dibiga dhaylaha waxaa ku jiro Vitamin (B) kasoo ka hortagaya daalka iyo […]
Faa’idooyinka mooska kuwa ugu muhimsan

Faa’idooyinka mooska waxtarka caafimaad laga helo Mooska iyo caafimaadka Mooska waa furuut caan ah waliba dalka Soomaali lagaga dambeeyo. adduunka marka qofka ajnabiga ku weydeeyo dalkaaga oo aad tiraahdo soomaali baan ahay wuxuu kugu dhahaa: Muuska soomaali oo kale lagama helo dunida. mooska soomaali waxaa aad u faafiyay gumaysiga Taliyaaniga. illeen way ka ganacsan jireen. […]
Filfil madow iyo caafimaadka fiican wax ka ogow

Filfil madow iyo caafimaadka fiican wax ka ogow Filfil madow aad baa loo adeegsadaa maanta waxaad ogaataa faa’idada ay u leedahay caafimaadka qofka. Cilmibaaris dhakhaatiir ah waxay sheegeen in geedkan uu ka hor tago cudurka kansarka sidoo kale wixii sun ah oo jirka soo galaya. geedkan qiimaha badan wuxuu u roon yahay dadka u baahan […]
