Categories
Siyaasa - politics

Banaanaxa Muqdisho 18 iyo Amin arts

Amin arts oo sawir ka sameeyay banaabaxa 18 Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay inay ka dambeeyaan dad shisheeye rabo inuu adeegsadaan kooxda alshabaab si  loo buburin lahaa qaranka soomaaliya. Dadka Muqdisho ku nool iyaguna waxay leeyihiin annaga canshuur ayaan bixinanna maalin kastena waa lana dilaa. marka sheekada yaa ku saxsan adiga maxay kula tahay.

Categories
Sheeko Story

Sheeko yaab leh dameer iyo waraabe oo arrin isku qabsaday

Dameer iyo waraabe ayaa dooday waxay ku doodeen midabka cowska, waa sheeko gaaban yaab badan leh. Dameerka wuxuu yiri: midka cowska waa jaalle. Waraabaha wuxuu yiri: maya waa cagaar. aad ayay u doodeen wayna is fahmi waayeen. waxay u tageen boqorka duurka oo aha libaax. mid kaste wuxuu libaaxa u bandhigay hadlka uu dhahay. Libaaxa […]

Categories
Caafimaadka Health

Cuntada dhaqsi loogu buurto oo ah digaag iyo baradho

Cuntada lagu cayilo iyo daawada cayilka layskuma barbardhigi karo

Categories
News

Taleefanka ugu adag caalamka DOOGEE S40

Taleefanka lagu magacaabo DOOGEE S40 oo ay samaysay shirkadda DOOGEE ayaa ah taleefan loo sameeyay qaab adag wuxuu u adkeysan karaa wax walbo xitaa hadduu gaari kor maro ma jabayo sidoo kale haddii biyo la dhexgaliyo xitaa wax masoo gaarayo, maxaa yeelay dhaladiisa waa Cоrning Gоrilla Glаss 4 sidoo kale balaastik ayaa laga sameeyay oo […]

Categories
Caafimaadka Health

Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican

Daawada urka iyo cuncunka cambarka dumarka ugu fiican Urka cambarka waa labo nooc mid dabiici ah oo aan xoog badneyn iyo mid aad u daran oo u eg kalluun meel ku daahay urkiisa oo kale. Urka siilka xadka ka baxsan oo sida mallayga uraya oo kale ah wuxuu tilmaamayaa jirro ama mushkilo weyn siiba haddii […]

Categories
Siyaasa - politics

Amin arts iyo Banaanbaxa magaalada Muqdisho

Xasan Sheekh iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur ayuu ku tilmaamay inay qasayaan Soomaali

Categories
Caafimaadka Health

Hilibka lo’da Soomaalida aad uma jecla sababtu waa maxay

Hilibka lo’da Soomaalida aad uma jecla sababtu waa maxay Hilibka lo’da faa’idooyin badan ayuu leeyahay, waxaa ka mid ah faa’idooyinkan soo socda: Sokorta dhiigga ayuu mid toosan ka dhigaa sidoo kale dheefshiidka shaqadiisa ayuu habeeyaa. Wuxuu kordhiyaa hilibka lo’da isdifaaca jirka taasoo keenaysa jirka inuu kahor tago jirrooyinka. Sidoo kale unugyada jirka wuxuu ugu kaalmaynaa […]