Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada

Waxyaalaha ugu caansan ee keeno jirrada Sida la og yahay jirka aadanaha caadi ahaan waa jir caaafimaad qaba, waana sida Ilaahay ku abuuray, waxaa kaloo muhiim ah in la ogaado Alle inuu qaddaro jirada qofka ku dhacayso laakin waxaa jira sababo ugu caansan oo jirro keeni kara: Waxaa ugu muhiimsan kuwaas sida soo socota: 1- […]
Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa

Baruurta caloosha iyo tan jirka isku mid miyaa Su’aasha: Asc bahda daruur media waxaan qabaa su’aal buurnaanta caloosha iyo tan jirka ma isla socdaan mise wa kala duwanyihin marar badan ayay google sida la isku caateyo waydiyay waxa iso baxday in baruurta caloosha ka mid tahy. Jawaabta: Inta badan baruurta dhibka leh maba fuusho meel […]
25 jir baan ahay dhererkayga ma socon karaa

Su’aasha: Waxaan Ahay 25 Jir Dhererkayga Siigadu Way Saamaysay Hada Fara Ayaan Kaqaaday Siigada oo Waan Joojiyay Markaa Dib Maka Dheeraan Karaa Waliba Qaab Dabiici Ah Anoona Isnafaqayn. Jawaabta: Dhererka inta badan da’da aad gaartay wuu ku joogsadaa, marka lama hubo inaad sii dheeraan doonto iyo in kale, dhererka iyo siigada xiriirka ka dhexeeya waan […]
Dhererka qofka aadanaha da’da uu ku joogsato

Su’aasha: DR DHERERKA QOFKA BINU AADAMKA AH DA,DEE BUU KU ISTAAGA 20 jir mise 25 thinks dr. Jawaabta: Caadi ahaan koritaanka qofka wuxuu u noqonayaa waxyaabo badan oo ay ka mid yihiin hormoonka koritaanka iyo qanjiirada loo yaqaano afka ingiriiska Thyroid hormones carabigana الغدة الدرقية iyo hormoonada jnsiga, waxa saameeya dhererka qof waa dhamaan waxa […]
Wajiga lafalafaha ah sidee loo cayiliyaa

Wajiga lafalafaha ah sidee loo cayiliyaa Su’aasha: Asc salaan kadib:- Walal wajigaygu sanadihi hore uu fiicna balse sanadkan Ma aQaano wax igu dhacay muruqi baa ka dhamaday ama saad u taqan wax muruqa malahan Yacni laf caadiyan nOqday hadaan wax walpa sameeyo igama baaba,ayaan bil baan guriga joogay cadceedana ma wareego Wajigaygu sidi hore si […]
Protein-ka ugu fiican iyo kacsiga

Protein-ka ugu fiican iyo kacsiga Su’aasha: Protein ka wa laba nooc mid wa mass gainer murqaha ayaa lagu dhisa midna wa weight gainer miisanka ayaa lagu kordhiya ayado kan miisanka lagu kordhiyo xita hadaad training adag kusameyso Adan ku cayileynin oo jirka kugu dhismayo hadana dadka waxay isku qalafan inuu raganimada yareeya qof an waligii […]
Caatanimada maxaa daawo u ah

Caatanimada maxaa daawo u ah Su’aasha: Waxaan ahay gabar aad caato u ah, wax jirro ma qabi waxan rabaa inaan is cayiliyo, marka maxaa igu haboon inaan sameeyo. Jawaabta: Caatanimada waxyaalo badan ayaa keeni kara, waxaa habboon inaad u tagto dhakhtar qaabilsan koriinka jirka, waayo waxaa laga yaabaa inay jiraan waxyaalo badan kaa reebaya cayilka […]
