Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa

Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa

Sheekadii dooliga iyo ninka makhaasiinka iska lahaa Waxaa jiray doolli wuxuu ku noolaa makhaasiin qamadi ku keydsanaa, makhaasiinka wuxuu lahaa boq yar oo qamadiga kasoo daato laakin xabad xabad ayuu usoo daadan jiray illeen boqa aad buu u yaraa. Doolligana wuxuu ku noolaa nolol fiican, laakin maalin maalmaha ka mid ah wuxuu rabay inuu ku […]

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay

Sheekadii wanka iyo faraska murtida ay xambaarsan tahay Waa sheeko gaaban oo muri weyn xambaarsan: Nin beeralley ayaa faras iska lahaa faraskii wuu xanuunsaday wuxuu u yeeray dhakhtarka xoolaha markuu baaray ayuu yiri: Hadduusan kicin faraska seddex maalmood kaddib waa in la dilaa, waxaa maqlay wan oo meesha joogay, wankii wuxuu u tagay faraska wuxuu u […]

Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday

Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday

Ninkii gabadha beenta daahsoon ku guursaday Muritada waxay tiraahdaa:   “إذا بنيت بيتك على الكذب فإن الصدق سيهدمه” “Haddaad ku dhisto gurigaaga been runta ayaa ka dumin doonta” Beenta raga ay dumarka u sheegaan oo daahsoon dhibka ay keento. Qiso yaab badan oo tilmaamaysa raga sidey haweenka beenta ugu cabbaan. Waxaa la sheegay nin ayaa […]

Dumarka falka ay aad uga baqaan

Dumarka falka ay aad uga baqaan

Dumarka falka ay aad uga baqaan Waxaa la sheegay in nin xaaskiisa ay ka carootay waxayna aadday gurigooda, waxayna kaxaysatay caruurteeda, markaas ninkeedii ayaa hadal ugu qoray whats app-ka wuxuu ku yiri: Walaaley gurigaaga usoo laabo caruurtana keen waxay ku tiri: masoo noqonayo qofka hal mar beensheego mar labaad ayuu baansheegaa wuxuu ku yiri: ok […]

Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar

Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar

Dhagarta dumarka intay la eg tahay sheeko yar Waxaa la sheegay haweeney inay xanuun iska dareentay markaas ayay aadday isbitaalka si ay isu soo baarto, markii la baaray ayaa dhakhtarka u sheegay inay kelliyaha beeshay oo ay shaqdooda istgaatay, marka waxaa timidloo soo celiyay gurigeeda, waxaa u yimid haweenka deriskeeda ah oo iyada soo booqanaya, […]

Qiso qofka xun sida loola dhaqmo ku tuseyso

Qiso yaab badan cibro leh

Qiso yaab badan oo gaaban cibro xambaarsan, maroodi ayaa duurka kasoo cararay. waa la weyddiiyay waxaa lagu yiri maxaad uga soo carartay duurka? wuxuu yiri: maxaayeelay libaaxa ayaa go’aansaday inuu dilo geri kaste oo duurka ku nool. waxaa lagu yiri: adiga maroodi ayaad tahay geri ma tihid  ee maxaa kugu dhacay? wuxuu yiri: waan ogahay […]

Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban

Gabadhii lo'da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban

Gabadhii lo’da lahayd iyo ninkii nacaska sheeko gaaban Nin nacas ah ayaa wuxuu arkay gabar leh beer lo’ badan lagu xanaaneeyo wuxuu ku yiri lo’dan badan sideed ku beerteen aad ayay u badan tahay. waxay ku tiri dhulka ayaan sokor ku daadinaa markaas ayay kasoo dhalaneysaa. ninkii nacaska ahaa sidii gabadha u sheegtay ayuu sameeyay […]