Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya

Ciidanka ma ku biiri karaa talo i siiya

Su’aasha: Magacaygu waa mohamed marka hore aad baad u mahad santihiin bah’da Daruur oo ka jaahil bixiisa dadka su’aalaha ay qabaan aad baad ugu mahad santihiin shaqada aad bulshada aad u haysaan hadii aan hadalka soo koobo waxaan ahay wiil dhalin yaro ah illa heer jamacadeed ah oo waxaan rabay inaan Qorto ciidanimo marka si […]

Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadin soomaaliyeed

Farmaajo ma qaran baa mise waa muwaadan soomaaliyeed

Farmaajo waa qof beesha caalamka ay wadato taas waxaa laga fahmi karaa waxyaalo badan uu kaga duwan yahay madaxdii dalka soo martay, Farmaajo gadaashiisa wax buu ku og yahay, kalsoonida uu qabo ayaa ku tusinaysa. Marka aan u laabano nidaamka xukumka soomaaliya ka jira waa nidaam ku dhisan 4.5, marka beesha uu Farmaajo ka soo […]

Amniga meesha uu diinta ka taagan yahay

Amniga meesha uu diinta ka taagan yahay

Amniga meesha uu diinta ka taagan yahay Amniga waa wax aad u weyn oo ay fahmi karaan dadka waayay, haddii amni la waayo dadka waxay galayaan cadaab daran, waxay ku noolaanayaan nolol duureed, sida dugaagta oo kale ayay isku dilayaan qofba qofka uu ka awood abadan yahay ayuu dhacayaa. Islaamka aad buu ugu dadaalay amniga […]

Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo

Sawirka xamar mudaaharaadka 2

Yuu yahay wiilka jeexjeexay sawirka Farmaajo Dhalinyar badan oo aad u xanaaqsan ayaa maanta sawirka Madaxweynaha soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo jeexjeexay. Farmaajo waxay ku dhaleeceynayaan dadka ku nool magaalada Muqdisho inuu ka dambeeyo leynta dadka ku nool Muqdisho. Markii askari uu dilay gabar uur leh iyo nin kale oo gurigooda ag fadhiyay kaddib. Dalka soomaaliya […]

Dilkii banaanbaxa Muqdisho keenay

Banaanbaxa maanta magaalada muqdisho

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa ku baxay xalinta banaanbax ay dhigaayan dadweyne aad u tirabadan oo ka gudoodsan dil uu 2-qof oo shacab ah u geestay Askari katirsan ciidanka Boliiska Soomaaliyed gaar ahaan saldhiga degmada Boondhere. Duqa magaalada Muqdisho mudane Mudane Cumar Filish ayaa fagaaraha taalada […]

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada

Taallooyinka iyo sheekada baraha bulshada Dood badan ayaa ka dhalatay dowladda falka ay sameysay oo ah inay soo celiso taalooyinka waddaniga ah. Dadka soomaaliyeed way isku khilaafeen falkan ay ku kacday dowladda soomaaliyeed. Qaar waxay dhaheen dowlad ku fashilan amniga dalka  maxay u taraysaa taallo inay taagto. Sidoo kale lacagta ku baxday waxaa habbooneed in […]

Banaanaxa Muqdisho 18 iyo Amin arts

Amin arts oo banaanbaxa Muqdisho sawir ka sameeyay

Amin arts oo sawir ka sameeyay banaabaxa 18 Muqdisho, wuxuuna ku tilmaamay inay ka dambeeyaan dad shisheeye rabo inuu adeegsadaan kooxda alshabaab si  loo buburin lahaa qaranka soomaaliya. Dadka Muqdisho ku nool iyaguna waxay leeyihiin annaga canshuur ayaan bixinanna maalin kastena waa lana dilaa. marka sheekada yaa ku saxsan adiga maxay kula tahay.